Home Wararka Maanta Bankiga Norway oo kor u qaaday Dulsaarka Lacagta Deynta

Bankiga Norway oo kor u qaaday Dulsaarka Lacagta Deynta

0

Bankiga dhexe ee Dalka Norway ayaa shaaca ka qaaday in uu saro u qaaday Lacagta Deynta ee Bankiyada gaarka loo leeyahay.

Bankiga ayaa kor ugu qaaday 0.25% lacagta Dulsaarka oo markii hore aheyd 1.25% taasi ayaana ka dhigan in ay gaarto 1.5% lacagtaasi dulsaarka ee ribada ah.

Bankiga ayaa markii afaraad kor u qaaday lacagta deynta mudo sanad gudaheed ah waxana markii ugu horeesay uu bilaabay bishii September.

Sida ay muujinayaan warbixinada warbaahinta gudaha kordhinta Lacagta deenta waxay saameen ku yeelan kartaa bulshada Caadiga gaar ahaan dadka qaata deemaha kuwaasi oo lacag dheeraad ah la dulsaaro.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here