Wednesday, April 8, 2026
Nin 25 jir ah ayaa u geeriyooday dhaawacyo xalay ka soo gaarey toogasho lala beegsaday isaga iyo nin kale oo 20 jir ah nawaaxiga...
Wasiirka suuqa shaqada Ewa Nordmark oo shir jaraa’id saaka qabatay ayaa kaga warrantay habka ay dawladdeeda iyo xisbiyada C iyo L ee kula jira...
Waxaa Sanadkan dhamaadkiisa ku beegan waqtiga uu ka dhacayay Qaxootiga qaarkood Sharciga kumeel gaarka ee Sadaxda Sano waxaana dadka Badankooda ay heleen Sharciyo kale...
Fiidnimadii khamiistii xalay ayaa toogasho lagu dilay magaalada Malmö wiil da’diisu ahayd labaatameeyo. Abbaaraa sahntii galabnimo waxaa ciidanka ammaanka ka soo gaartay qaylo dhaan nawaaxiga...
booliska degmada Norrköping ayaa helay digniin muujineysa labo Qof oo lagu toogtay bannaanka hore goob nightclub ah oo lagu caweeyo oo ku taala bartamaha magaalada. Markii...
Maria Mindhammar ayaa loo magacaabey agaasimaha guud ee cusub ee hayadda xafiiska shaqada, iyadoona howshii ugu dambeeysay oo ay haysay ahayd agaasimaha sare överdirektör. Hayadda...
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa hantiyay taageeradiisii abid ugu ballaarnayd ee saadaalinta hayadda SCB 22,6% cabirkii la sameeyey bishii nofeember. Waa taageero aad kor ugu kacday kolka...
Kor ayey u kacdey gobolka Stockholm sannadkii ugu dambeeyay tirada dhallaanka la go’aamiyo in reerahooda laga qaado iyada oo la tiigsaneyo xeerka dar yeelka...
Booliiska magaalada London ayaa aqoonsaday nin shalay weerar loo adeegsaday toorey ku qaaday dad marayay buundada magaaada London, waxaana weerarkan booliiska ku tilmaameen in...
Nin toorey ku hubeesnaa ayaa weerar ku qaaday goob mashquul badan oo kutaala magaalada The Hague ee dalka Holland, waxaana weerarkan ka dhashay cabsi lasoo...