Home News in English Sharci Nuucee ah ayaa la siiyay dadkii uu ka dhacay Sharciga Daganaanshaha...

Sharci Nuucee ah ayaa la siiyay dadkii uu ka dhacay Sharciga Daganaanshaha Kumeel gaarka ee Sadaxda sano

0

Waxaa Sanadkan dhamaadkiisa ku beegan waqtiga uu ka dhacayay Qaxootiga qaarkood Sharciga kumeel gaarka ee Sadaxda Sano waxaana dadka Badankooda ay heleen Sharciyo kale oo ku mee gaar ah kaasi oo lamid ah kii hore.

Dadka loo cusbooneysiiyay Sharciga ku meel gaarka ayaa filayay in la siiyo Sharci Daganaansho oo rasmi ah lakin waxay heleen mid kale oo dhacaya Sadax sano kadib.

Dadka markale helay Sharciga ku meel gaarka waxaa ku jira Dad heesta Shaqooyin kala duwan kuwaasi oo filayay helitaan Daganaansho rasmi ah oo gaareysa 5 sano sida caadiga ah.

Mid kamid ah Dadka loo Cusbooneysiiyay Sharcigan isla markana heestay 3 Shaqo ayaa Somaliska u sheegay in la siiyay 3 sano kale lakin isaga uu filyay midka rasmiga ee Shanta Sano.

Lama oga waxa iska badalay go’anka Dowlada ee ahaa in qofka la siiyo Daganaanshaha rasmiga hadii uu heesto shaqo iska markana wadanka la qabsaday.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here