Sida ay qoreen warbaahinta Dalka Sweden waxaa maalinta Jimcada laga soo tarxiilay Dalka Turkiga Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna kaasi oo kasoo horjeeda Qaxootiga iska dhiiba...
Tirada la xaqiijiyay coronavirus ee dalka Sweden ayaa haatan kor u dhaaftay 200, sida lagu sheegay macluumaadkii ugu dambeeyay ee gobollada.
Axadii, 12 kiis oo...
Tirada dhimashada coronavirus-ka cusub ee Talyaaniga ayaa kor u kacday 197 kadib markii maalinba maalinta ka dambaysa ay sii badaneyso tirada dhimashada ee cudurkaasi.
Saraakiisha...
Qaar ka mid ah dugsiyada magaalada Stockholm ayaa go´aansaday in ay xidhaan maanta jimcaha. Sababta ayaa ah welwel laga qabo feyruuska Corona.
Dhanka kale ayay...
Tirada inta qof ee Iswiidhan la ildaran feyruuska magaciisu yahay Corona ayaa gaadhay illaa iyo 60 qof.
Toddoba kiis oo hor leh oo qaba feyruska...
Talyaaniga ayaa xaqiijiyey in la xidhayo dhammaan iskuulada laga bilaabo Khamiista muddo 10 maalmood ah iyada oo lala dagaallamayo in la xakameeyo faafitaanka coronavirus.
Dhamaan...
Dowladda Sweden iyo xisbiyada jaalka la ah ayaa isku raacay dhaqan gelinta hannaan cusub, kaasoo dhigaya in sharikaadka gala xaalad dhaqaale cudurka corona dartii...
Mudo sadax sano ayaa kasoo wareegatay waqtiga uu ku ekaa sharciga deganaanshaha ku meel gaarka waxana dadka badankooda ka dhacay sharcigaasi iyagoo dib u...
Dalka Griiga ayaa xannibay wixii codsi magangalyo oo cusub bisha soo socota ka dib markii Turkigu "albaabada u furay" muhaajiriinta u safraya EU.
Saraakiisha Gariiga...
Ilaa iminka 7 qofood ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhacay cudurka coronavirus guud ahaan Sweden. Yeelkeede, mid ka mid ah dadkaasi waa 30-jir kazoo...














