Wednesday, January 28, 2026
Dowlada Norway oo si adag ula tacaaleysa Xaalada Caabuqa Corona ayaa war ay soo saartay ugu baaqday Shacabka Norway in ay kalsooni ku qabaan...
Dalka Sweden ayaa wada dadaalkiisa ku aadan la tacaalida Cudurka Safmarka ah ee Corona waxaana wararkii ugu danbeeyay ee ku soo dhacaya Somaliska ay...
Golaha sharci dejinta Sweden oo ka kooban (55 xildhibaan) ayaa khamiistii si aqlabiyad leh ugu codeeyey haddii loo baahdo iney dawladda si ku meel...
Dhimashada uu cudurka Coronavirus sababay ee dalka Talyaaniga ayey hal maalin gudaheed ku darsantay 475, waxayna ku dhawaatay 3,000 oo dhimasho - tiradaas oo...
Laga bilaabo 19-ka bishan maarso oo ku beegan khamiista maanta waxaa la xaddidey tirada kiniiniyada qandhada, paracetamol ee laga iibsan karo farmashiga, iyadoona lagu...
Tirada inta qof ee uu caabuqa corona ku asiiban karo Sweden ayaa ku xiran, haddba sida loogu guuleeysto daryeelka ama badbaadinta waayeelka. Intii lagu guda...
Hay'ada Ceemiska ee Dowlada Sweden ayaa Fududeeneysa Sharuudaha ama Shahaadaha looga baahan yahay Qofka Xanuunsada ee u baahan Mushaharkiisa iyadoo wax walbo laguugu dhameenayo...
Waxaa goor dhow si wadajir ah ula hadlay bulshada Sweden ra’iisal wasaaraha xukuumada Sweden iyo boqorka dalka iyada oo oo labadda hoggaamiya ku baaqay...
Hoggaamiyeyaasha waddamada ku midoobey ururka EU ayaa kulan ey ku yeesheen khadka telefoonka waxey 19:45 fiidnimadii salaasadii go’aan loo dhan yahay ku gaareen in...
Wararka laga helayo Xaafada Hjulsta ee Waqooyiga Stockholm ayaa sheegaya in Xalay Fiidnimadii halkaasi lagu toogtay wiil dhalinyaro ah dadiisa lagu sheegay 18 sano...