Monday, May 6, 2024
Xaafada Tensta ayaa Saaka lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dadiisa lagu sheegay 25 sano jir. Toogashada ayaa dhacday Aroorta hore waxana Digniinta ugu horeesay ay booliska heleen 6.30 am markii ay gaareen goobta ayay la kulmeen qofka la...
Xili dad badan ay dalbadeen dhalashada dalka Sweden ayaa war kasoo baxay laanta socdaalka sweden looga hadlay sugitaanka waqtiga uu qofka ku helayo basaboorkaasi. Hay'ada socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa ka jawaabtay warar ay baahiyeen warbaahinta taasi oo la xiriirta...
Wiilkii labo iyo toban jirka ahaa ee sabatidii hore lagu waayay Gustavsberg ayaa meydkiisa shalay fiidkii laga helay biyo u dhow deegaanka Ösbyträsk. Xalay fiidkii labo saac ayaa meydka wiilkan yar la helay, waxaana goobta laga helay xiray bileyska iyada...
Xili dowlada Norway ay soo saartay sharciyo badan oo la xiriira Dhanka Qaxootiga iska dhiibay Dalka ayaa markale Barlamaanka loo gudbiyay Sharciga dhigaya in Qaxootiga laga jaro lacagta ceerta hadii aysan Baran luuqada. Erna Sorberg oo ah Wasiirada Dalka ayaa...
Dowlada Jarmalka ayaa qorsheyneysa in qiyaastii 200 oo qaxooti Soomaali ah ay dib ugu celiso dalkoodii ka hor dhamaadka sanadkan  sida uu qoray Wargeyska Taz.de oo soo xiganaya afhayeenka Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Jarmalka Lisa Häger. Qaxootiga Soomaalida ee ku...
Hay'ada laanta Socdaalka Dalka Sweden ayaa soo saartay tirada Ajaanibta ku sugan Dalka kuwaasi oo la siiyay Degnaanshaha Rasmiga. Ku dhawaad 11,000 kun oo Qaxooti ah ayaa helay Sharciga Deganaanshaha rasmiga waxana Qaxooti ka ah 1,000 qof halka tirada kale...
Sadaxda qof ay ku socoto dacwadda Asap Rocky ayaa diyaar u ah haddii danbiga lagu helo iney gutaan u adeega bulsho ama samhällstjänst waxa loo yaqaano Kadib markuu dhamaaday dhamaan wareysiga markhaatiyada maxkamadda ayaa Asap Rocky iyo labada qof ee...
Maalinimadii Arbacada ayaa dhul gariir laga dareemay banaanka hore ee magaalada Sundsvall oo wadanka Sweden sida warbaahinta gudaha soo tabiyeen. Dadka deegaanka ayaa dareemay dhul gariirkaasi qeybo kamid ah Nawaaxigaasi lakin waxa uu ahaa dhul gariir yar kaasi oo aanan...
iyadoo dadka tuugsado ama dawarsado ay ku nool yihiin Gobolada Dalka Sweden ayaa Magaalada Eskilstuna waxay soo saartay sharci cusub oo qabanaya dadkaasi tuugsado. Sharciga ayaana dhigaya in qof kasta oo tuugsanaya uu bixiyo 250 kr si loo siiyo ogolaasho...
Duhurnimadii maanta ayay aheyd markii qof lagu dhaawacay xaafada Tensta Caasimada Stockholm dhaawacaasi oo loo adeegsaday tooray ama mindi. Qofkaasi ayaana loo badinayaa in dhaawaca loogu geestay guri dhexdiisa sida uu sheegay Mats Eriksson oo ka tirsan ciidanka amaanka. Dadka Deegaanka...