Wednesday, April 24, 2024
Qareenadda magaallooyinka Edmonton iyo Halifax ee dalkaasi waxay dagaal dhanka sharciga ugu jiraan sidii ay u badbaadin lahaayeen Qaxooti Soomaali oo lagu magacaabo C/llaahi Cilmi oo 34-jir ah, kaasi oo qarka u saaran in la soo masaafuriyo. Dowladda Kanada waxay qorsheynaysaa inay bishan August...
Waa dhacdo warbaahinta gudaha Dalka norway hadal heysa 65 sano jir badbaadiyay nolosha dad badan oo ku tukanayay masaajid ku yaalla Banaanka hore ee Caasimada Oslo ee Norway. Nin u dhashay Dalka Norway ayaa qorsheenayay in uu weeraro Masaajidka Al-noor...
Weerar ayaa loo geestay Masaajidka Al-Noor Islamic Centre ee ku yaalla Duleedka Caasimada Dalka norway ee Oslo. Weerarka ayaa dhacay shalay oo Sabti aheyd waxana ku dhaawacmay hal Qof oo dadiisa lagu sheegay 75 sano jir. Jameecada Masaajidka ku tukaneysay ayaa...
Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta somaliska ayaa bulshada ku xiran Somaliska waxay ugu hambalyeenayaan munaasibada Ciidul adxa. Guud ahaan umada Somaliyed waxay ka codsaneynaa in ay iscafiyaan dhexdooda waxana Alle waydiisaneynaa in uu Dalka noo hagaajiyo. Sidoo kale Maamulka Somaliska ayaa idin...
Waxaa la filayaa in degmadda Skellefteå laga waayo ama ku yaraadaan shaqaale ka shaqeeya wershad kuwa beteriga sammeeya ah oo dhowaantan laga furayo degmadaasi. Haddaba maamulka degmada Skellefteå ayaa baadi goob ugu jira shaqaale ka shaqeeya wershada beetariga ee shirkadda...
Wax qabadka ay helaan  dadka hela diidamada sharciga ee Sweden laguna celiyo dalalka ay ka yimaadeen, ayaa aad u yar sida uu sheegay mas’uul ka tirsan hay’adda socdaalka. – Kolka aan eego waxa loo qabto dadka hela sharciga, waxay indhaheygu...
Gabar da'yar ah kana hooseesa 18 sano jir ayaa xalay waxaa kufsi loogu geestay Xaafada Hässelby ee Galbeedka Caasimada Stockholm Kufsigaasi ayaa loo qabtay 3 Qof oo mid kamid ah Haween tahay sida uu sheegay Booliska oo ka hadlay dhacdadaasi...
Boliska dalkaa waxay sheegeen inuu qarax xooggan ka dhacay meel ku dhow Xafiiska Canshuuraha oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kobanhagen (Copenhagen). Qaraxaasi ayaa waxa uu burbur u geystay daaqadaha Dhismahaasi, lama soo sheegin cid wax ku noqotay. Taliyaha Guud ee...
Xaafada Tensta ayaa Saaka lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dadiisa lagu sheegay 25 sano jir. Toogashada ayaa dhacday Aroorta hore waxana Digniinta ugu horeesay ay booliska heleen 6.30 am markii ay gaareen goobta ayay la kulmeen qofka la...
Xili dad badan ay dalbadeen dhalashada dalka Sweden ayaa war kasoo baxay laanta socdaalka sweden looga hadlay sugitaanka waqtiga uu qofka ku helayo basaboorkaasi. Hay'ada socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa ka jawaabtay warar ay baahiyeen warbaahinta taasi oo la xiriirta...