Sida uu shaaca ka qaaday Anders Tegnell oo ka tirsan Hay'ada Caafimaadka dadweynaha Dowlada Sweden ayaa qorsheeneysa hakinta safarada xiliga saamarka ee soo socda...
Sida lagu qoray boga hay'ada laanta socdaalka sweden ee migrationsverke laga bilaabo bisha july kowdeeda waxaa bilaabanaya sharci cusub kaasi oo dhigaya in qofka...
Maxkamada Oslo ayaa lagu wadaa in lasoo taago haweeney 52 sano jir ah oo haweeney kale farta ugu jartay qaniinyo xili ay labadooda ku...
Digniin kasoo baxay Ururka Caafimaadka ilkaha ee Sweden ayaa lagu sheegay in Caafimaadka dadka waayeelka ee dhanka ilkaha uu qatar ku jiro madama mudo...
adeega a-kassa oo kamid ah adeegyada ka jira dalka isla markana loogu tala galay dadka shaqada ka dhimaatay ayaa isbadal lagu sameeyay tan iyo...
Dowlada Norway oo mudo ka badan labo bil dalka ku soo rogtay xanibaad ayaa hada dib u bilowday in wadanka ay ka qaado xayiraadaha...
iyadoo Wadanka singapore seynisyahano ku sugan ay sheegeen in xanuunka Corona uu soconayo mudada ka hartay sanadkan oo ku beegan bisha december ayaa dhanka...
Dowlada norway ayaa horay u soo saartay sharuudo adag oo lagu qaadanayo basaboorka weyn waxaana kamid ah dhanka luuqada hase yeeshee nuuca imtixaanka ee...
Dowlada norway ayaa ku dhawaaqay in mudo 15 maalin oo dheeri ah ay ku dartay waqtiga ay sii xirnaanayaan xaduudaha wadankeeda taasi oo salka...
Raisal wasaaraha Sweden ayaa maanta jeediyay khudbadiisa maalinta shaqaalaha waxana uu shacabka sweden kala hadlay barta facebook-ga iyo youtube isagoo soo hadal qaaday xaalada...














