Ha tagin Danmark - tani waa baaqii ka soo yeedhay golaha gobolka Skåne ee wadanka Sweden, oo hadda qaatay talobixin u gaar ah marka...
Raiisel wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa ka hadlay Xayiraado cusub oo wadanka lagu soo rogay iyo Dadka dib ugu laabanaya xafiisyada shaqada, isagoo sheegay...
Turkiga iyo Gariiga ayaa dhowaan dib u billaabi kara wadahadallo ku saabsan muranka aagga ay kala sheegtaan ee badda Mediterranean-ka, laakiin hogaamiyaasha Midowga Yurub...
- Haddii tirada dadka cudurka qaba ay sii kordhaan, waa in aan soo bandhigno tallaabooyin faragelin ah, ayuu yiri Raymond Johansen (Labour) oo ka...
Miisaaniyadda Dowladda, ee lasoo bandhigay waxaa ku jira tallaabooyin cusub oo loogu talagalay lacag dhan 105 bilyan oo karoon. Mid ka mid ah soo-jeedinta...
Masuuliyiinta Talyaaniga ayaa diiday markabka soo badbaadiyay muhaajiriin ee lagu magacaabo Sea-Watch 4 dekedda magaalada Sicilian ee Palermo.
Maamulka dekedda Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay...
Arinta qaxootiga ayaa markale kala qeybinaysa xisbiyada Sweden, madama su’aal ka taagan tahay in Sweden ay soo bandhigto go'anka soo dhaweynta muhaajiriinta ka socota...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Tweeter-ka ku qoray luuqadda Turkiga, wuxuuna ku sheegay in Midowga Yurub uu farriin cad...
Mudanayaasha baarlamaanka faransiiska qaarkood ayaa ka baxay baarlamaanka iyagoo ka mudaaharaadaya hogaamiyaha midowga ardayda oo ka soo muuqday baarlamanka iyadoo xijaaban.
Maryam
Markii Maryam Pougetoux, oo...
Maamulka Trump wuxuu soo saaray amarro si aad ah u xaddidaya howlaha barnaamijyada warbaahinta bulshada ee Shiinaha ee. Soo degsashada barnaamijyada ayaa la mamnuuci...














