Thursday, April 9, 2026
Laba qof ayaa ku jira xaalad halis ah ka dib weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay agagaarka xafiisyadii hore ee wargayska sir-doonka Charlie...
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa booqan doona Griiga usbuuca soo socda si uu taageero ugu muujiyo ka dib xiisadaha kacsan ee ka...
Boliiska Stockholm ayaa lagu wargaliyay toogasho ka dhacday Xaafada Tensta gaar ahaan Nawaaxiga Centerka sida booliska ay shaaciyeen. Photo ANDREAS BARDELL Dhoor Rasaas ayaa laga maqlay...
Heiko Maas ayaa baajiyay safar la qorsheeyay inuu ku aado dalka Jordan kadib markii xubin ka mid ah ilaaladiisa amaanka laga helay baaritaanka cudurka...
aadaanka salaadda ayaa la mamnuucay ka dib markii lamaane Masiixiyiin ah ay ka cawdeen aadaanka salaada kuna sheegeen in xuriyadooda saaalada farogalisay. Maxkamaddu waxay...
kaalmada dhaqaalaha dadka halista ugu jira Corona ee aan ku shaqeyn karin guriga waa la dheereynayaa waxana laga dhigay ilaa sanadkan dhamaadkiisa. Tani waxaa...
': Dowlada ayaa dib u dhigtay go’aankeeda si loo fududeeyo xayiraadaha la xiriira kiiska Coronavirus ee Sweden. Raiisel wasaare Stefan Löfven ayaa maanta shirkiisa."jaraa’id...
Sweden, Norway iyo Finland ayaa maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan xoojinta iskaashiga hawlgallada milatari ee Waqooyiga Calotte. Wareysiga uu siiyay TV4, wasiirka...
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...
Madaxda ugu sareysa ee ka socota Turkiga, Jarmalka, iyo Midowga Yurub ayaa Talaada maanta qabtay kulan fiidiyow ah oo diiradda lagu saaray xiisaddii ugu...