Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Armenia iyo Azerbaijani ee ku saabsan dhulka gooni u goosadka ah ee Nagorno-Karabakh ayaa dib u billowday subaxnimadii Isniinta ee...
Dhowr dal oo Yurub ah, dadku waxay ka mudaaharaadayaan xannibaadaha. Sidoo kale arintaas ayaa ka jirtaa Iswiidhan.
Johan Carlson, agaasimaha guud ee Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee...
Dad badan oo xaq u leh inay ku yimaadaan Iswiidhan xiriir qoys ayaa hada sugaya waqti dheer. Dhowr safaaradood iyo qunsuliyado iswiidhish ah ayaa...
Xisbiga Danish-ka ee Stram Kurs ("Lineka adag") ayaa mudaaharaad gubitaan Quraan ah ku dhigay aag ka mid ah magaalada Fredericia oo inta badan ay...
Xisbiga Libaraalku ma doonayo inuu sugo inta xisbiga S iyo MP ka heshiinayaan siyaasadda socdaalka. Xisbiga ayaa hada cadaadis saaraya dowlada ayagoo u gudbinaya...
Dawladda Ingiriiska ayaa joojineysa magangalydoonka soo galaya dalkeeda kuwaasi oo si sharci daro ah ku imaanaya wadankeeda.
Shuruudo cusub oo uu soo bandhigi doono wasiirka...
Dagaalka culus ee u dhaxeeyey Armenia iyo ciidamada Azerbaijan ayaa dib u qarxay Sabtidii madama la isku khilaafsanyahay dhulkii gooni u goosadka ee Nagorno-Karabakh,...
Sweden ayaa si firfircoon uga shaqeyneysaa sidii caruurta Iswiidhish-ka ah looga keeni lahaa xeryaha IS ee Syria.
Sweden ayaa hada wafdi u direysa Siiriya si...
Sanadkan gudihiisa, 15 qof ayaa u dhintay toogasho loogu geestay magaalada Stockholm, halka 37 kalena uu dhaawac kasoo gaaray toogashadii loo geestay.
Sahamin ay sameeyeen...
Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa weeraray diinta Islaamka, oo uu ku tilmaamay mid aan la jaan qaadi karin dunidan casriga ah, isagoo dhinaca kale...













