Aqlabiyadda baarlamaanka ayaa dalbanaya in waayeelka ka weyn da'da 75 - iyo sidoo kale dadka ku jira kooxda halista - la siiyo talaal bilaash...
Ururka Dhakhaatiirta Noorweey ayaa ku dhawaaqay in 23 dhakhtar oo ku kala sugan Tromsø, Trondheim, Narvik, Bergen, iyo Stavanger ay shaqo joojin sameyn doonaan...
Haddii fayraska loo yaqaan 'corona virus' uu aad ugu faafo
meelaha qaarkood gobolada Iswiidhan waxay soosaaridoonaan sharciyo u gooni ah.
Tani waa sida ay sheegeen khubarada...
Wakaaladda wararka ee ugu sareysa dalka Turkiga ee Anadolu Agency ayaa Arbacadii maanta soo qabatay sawirada gawaari dagaal oo ay ciidamada Azerbaijan kala wareegeen...
Laga bilaabo bartamaha Nofeembar, dadka ku jira kooxaha halista ah ee aan awoodin inay shaqo tagaan waxay ka heli doonaan kaalmo dheeri ah gobolka....
Adeegga Xabsiyada Sweden waxay ku khasbanaadeen inay soo Celiyaan 81 qof kadib markii lagu guuldareystay isku day masaafurin oo loogu waday dalal ay ka...
Waaxda Saadaasha Hawada ee Dalka Sweden ayaa maanta soo saartay Digniin heerka 1 aad ah oo la xiriirto Baraf ka da'aya Gobolada qaar ee...
Shuruudaha looga baahan yahay caddeynta caafimaadka ee Dhaqtarka ayaa dib loo soo celin doonaa 1 Nofembar marka la codsanayo lacagta jirrada ama kaalmada daryeelka...
Sylvi Listhaug oo katirsan xisbiga hormarinta (FRP) soo jeediyay in Qaxootiga Dalka iska dhiibay ee loo ogolaaday Sharciga la siiyo 8 sano oo Sharci...
Wakaaladda Iswidhishka ee Boostada iyo isgaarsiinta (PTS) ayaa Macnuucday adeegsiga qalabka shirkadaha isgaarsiinta Shiinaha ee Huawei iyo ZTE in lagu isticmaalo adeega 5G ee...














