Ururka shaqaalaha ee Handels ayaa hada ku dhawaaqaya shaqo joojin ilaa shirada loo shaqeeyo iyo ururada shaqaalaha ay ku heshiiyaan heshiis cusub kahor 13...
Raiisel wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa la galiyay Xaalad karantiil ah Tan iyo markii wasiirka cadaalada Nick Hækkerup (S), oo ay la kulantay jimcihii...
Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa u sheegay taageerayaashiisa gobolka uu ka soo jeedo ee Delaware subaxnimadii hore ee Arbacada inuu "ku...
Sida ku cad natiijooyinka hore ee codbixinta madaxweynaha Mareykanka, musharraxa xisbiga Dimuqraadiga Joseph Biden wuxuu durbaba ku guuleystey inuu xaqiijiyo 223 codadka doorashada, halka...
Dowlada ayaa soo jeedisay wax ka badal cusub oo lagu sameeyo miisaaniyada si dadka aan awoodin inay shaqeeyaan sababo la xiriira halista infekshanka Corona...
Wiil 17 sano jir ah ayaa laga helay banaanka magaalada Malmö. dhacdadaasi oo dhacday habeen ka hor Talaadada.
Jirka wiilka waxaa ku yaal dhaawacyo uu...
Armenia ayaa sii wada weerarada ay ku heyso degmooyinka rayidka, ficillada oo u dhigmi kara dambiyo dagaal sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, maaddaama ciidanka...
Lix gobol ayaa horeyba u lahaa sharciyo adag oo loogu talagalay in lagu yareeyo faafitaanka fayraska xili ay u dhinteen xanuunka Corona 6,000 kun.
Hadda...
Xidhitaanka qayb ka mid ah afarta toddobaad ayaa ka bilaabmay Jarmalka, makhaayadaha, baararka, tiyaatarada, shineemooyinka iyo goobaha kale ee firaaqada ayaa la xidhayaa illaa...
Maxkamadda Yurub ee Xuquuqul Insaanka ayaa xukuntay Salaasadii in Belguim ay ku xad gudubtay xuquuqda qaxooti Suudaan ah markii ay tarxiilisay nin Sudan u dhashay...














