iyadoo dhawaan aan daabacnay Qoraal la xiriira Qaxootiga Somalida ee ku sugan Giriiga ayaa dhanka kale waxaa wararka aan ka heleeno dhanka Turkiga waxa...
Dowlada Talyaanigu waxaa qasab ku ah inay soo rogto xayiraad cusub oo la xiriirta xiliga Ciida si looga hortago mowjad seddexaad oo xun oo coronavirus ah.
Tani...
Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogay Turkiga iyadoo looga jawaabayo iibsiga nidaamyada difaaca cirka ee Ruushka.
Cunaqabateyntan ayaa micnaheedu yahay in madax iyo seddex shaqaale ah oo ka tirsan hey’adaha difaaca...
Stefan Löfven, Raiisel wasaaraha Sweden, ayaa dhaleeceyay khubarada wadanka, kuwaa oo uu rumeysan yahay inay si qaldan u fahmeen awooda iyo dhibaatada uu mowjadda...
Wakaaladda waxbarashada ee qaran ayaa baajisay imtixaannadii qaran inta lagu gudajiray xilliga guga aafada awgeed. Tani waxay siin doontaa waqti dheeri ah waxbarista waxayna yareyn...
Lix todobaad kadib heshiiskii nabadeed ee ay ku kala saxiixdeen dhinacyadii ku dagaalamay deegaanka Nagorno-Karabakh, Armenia iyo Azerbaijan ayaa hada bilaabay inay isdhaafsadaan maxaabiista dagaalka...
Dowlada Holland ayaa maanta dadweynaha ku wargalisay in ay goor hore adeegtaan madama wadanka la xiray mudo todobaad ah.
Raiisel wasaaraha Nederland ayaa goordhaw shaaciyay in laxirayo...
waxaa Dalka Sweden maanta timid haweeney kale oo IS ISwidhish ah iyo laba carruur ah oo ay dhashay oo muddo toddobaadyo ah ku xirnaa...
Qareen ku sugan Magaalada Trondheim ayaa dacwadiisa waxaa la horkeenay Maxkamada Trøndelag kaasi oo lagu eedeeyay in uu Hooyo kula taliyay ka baxsashada Hay'ada...
Sida maanta Dowlada Sweden ku shaacisay shir jaraa'id waxaa dowlada ay go'ansatay kordhinta mudada la helayo lacagta dowlada ay bixiso maalinta ugu horeysa ee...














