Dhageysiga dacwadda ka dhanka ah labo gabdhood ee walaalaha ah ayaa ka billaabatay oslo.
Labada Gabdhood oo Somali ah Waxaa lagu soo oogay dacwad ah inay ka qayb qaateen kuna biireen kooxda argagixisada ah ee IS (Daacish).
labada gabdhood ayaa...
Dowlada Sweden ayaa shaacisay Sharci Cusub oo dhigaya in Taayirada Xiliga Jiilaalka ama Qaboohaha ay yeeshaan Calaamada loo yaqaano 3PMSF oo ka kooban Buur iyo Baraf isku dhex jira sida ay sheegtay Waaxda Taraafikada ee transportstyrelsen.
Taayirada leh Calaamadan ayaa...
Warar dheeri ah ayaa laga helayaa Haweeney 60 sano jir ah oo toogtay Xaafada Akalla taasi oo meydkeeda laga helay Hoygeeda Sida ay sheegtay Warbaahinta SVT.
Haweeneyda ayaa la sheegay inay aheyd Hooyada mid kamid ah Kooxaha Gangiska ee ka...
Amun Abdullahi oo u shaqaynaysay idaacada Sveriges Radio ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya sida ay sheegtay Ekot. Lama oga sababta ka danbeysa dilkan.
Warar ay heshay idaacada Ekot ayaa sheegaya in Aamun Cabdullaahi ay toogteen rag wajiyada soo duubtay.
Amun Abdullahi...
16 Tahriibayaal ah ayaa gaaray dalka Albania, kuwaasi oo ka yimid dhanka Talyaaniga Sida ay Sheegtay Dowlada Italy oo heshiis dhanka Qaxootiga la gashay Dowlada Albania.
Waa kooxdii ugu horeysay ee muhaajiriin ah oo Albania ay aqbasho, kadib heshiis ay...
Xisbiyada ku heshiiyay Heshiiska Tidö ayaa doonaya in dhamaan dadka magangalyo doonka ah ay ku noolaadaan xarunta hey’adda socdaalka, waxaana hadda baarayaasha dowladda ay soo jeedinayaan in dadka ku jira hoyga magangalyada aysan ka bixin gobolka uu hoygaasi ku...
Iswiidhan iyo dhowr waddan oo kale oo EU ah ayaa doonaya magangalyo-doonka diidmada helay in lagu hayo meel ka baxsan Midowga Yurub. Sida ay TT ka soo xigatay shirkii Khamiista ee wasiirada EU oo diirada lagu saaray socdaalka kaasi...
Dalka Sweden ayaa kaalinta saddexaad ka galay dalalka Midowga Yurub ee ay ka jirto shaqo la’aanta ugu badan, kadib Spain iyo Greece
Heerka shaqo la'aanta ee Giriiga ayaa ahayd tii ugu sarreysay ee Midowga Yurub muddo dheer ka dib sannado...
Wasiirka difaaca Iran, Mohammadreza Ashtiani ayaa goor dhow sheegay weerar kasta oo ka yimaada Israa’iil inay si adag uga jawaabi doonaan
Wuxuu tilmaamay inaysan wali Israa’iil arag awoodda Iran, sababo la xiriira inaysan Iran weerarka caawa u adeegsan gantaallada iyo...
Safaarado Israel ku leedahay Yurub oo la weeraray Booliska Denmark ayaa ka warbixiyay 2 qarax oo ka dhacay meel u dhow safaaradda Israel.
Saraakiisha Booliska Denmark ayaa sheegay in laba qarax ay ka dhaceen agagaarka safaaradda Israa’iil ee magaalada Copenhagen.
Qoraal...