Aabe Somaliyeed iyo Xaaskiisa iyo 5 Caruur ah oo ay dhaleen ayaa dhawaan laga saaray guri ay daganaayeen oo ku yaalla Caasimada Oslo ee...
Booliska Norwey ayaa masaafuriyay darawal kaxeynayay gaari Nuuca Xamuulka oo aysan ku xirneyn lugaha Barafka magaalo ku taal Arctic Circle.
Muwaadinkan ajnabiga ah ayaa labo...
Maxkamada Socdaalka waxay siisay xaquuqda daganaanshaha labo gabdhood oo walaalo ah kuwaas oo loogu hanjabay in laga masaafurin doono Sweden, in kastoo ay noloshooda...
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday inay kordhin doonto xayiraada lagu soo rogay cabitaanka khamriga ee makhaayadaha iyo baararka wixii ka dambeeya sideeda fiidnimo...
Booliska Denmark waxay xireen 7 qof oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen hal ama in ka badan oo weeraro argagixiso ah .
Dadkan ayaa lagu soo qabtay hawlgal boolis...
Barlamaanka Dalka Norway ayaa isku raacay in dib loo dhigo go'aanada Tarxiilka ee Hey'ada UNE ku sameyso dadka Qaxootiga ee ku nool Dalka kuwaasi...
Tirakoobka Xafiiska Shaqada ee bishii Janaayo ee la soo dhaafay wuxuu muujiyay in 179 kun oo qof ay shaqo la'aan ahaayeen 12 bilood ama...
Qofka shaqo la’aanta ah mudo dheer wuxuu heli doonaa gunno dhan 2500 karoon muddo 18 bilood ah haddii uu shaqo helo
Xisbiga muxaafidka ayaa maanta...
Hubinta in maaskaro ay si fiican ugu xirantahay wajiga iyo adeegsiga laba waji waxay u badan tahay inay si weyn hoos ugu dhigeyso soo-gaadhista...
Ku dhowaad 19,500 oo ajaanib ah ayaa qaatay dhalashada Norway sanadkii 2020. Taasi waxay ka badan tahay 6,300 sanadkii ka horeeyay.
Inta badan dadka qaatay...














