Kadib mudaaharaad sabtidii lagaga soo horjeeday xayiraadaha Corona ee Stockholm, Goluhu wuxuu go'aansaday inuu ilaaliyo maamulka, si loo ganaaxo qabanqaabiyeyaasha banaanbaxa 20 kun karoon, sida uu...
Boqolaal dad ah ayaa galabnimadii Shalay ku mudaaharaaday Medborgarplatsen oo ku taal bartamaha caasimada Stockholm, si ay uga mudaaharaadaan xayiraadaha ay dowladdu ay soo...
Dowlada Mareykanka ayaa ku soo rogtauly Afar wadan oo Yurub ah in Fiiso ku soo galaan Wadankeeda kuwaasi oo kala ah Bulgaria, Hungary, Cyprus...
Warbixin uu daabacay wargayska Ingriiska ee Independent laba maalmood ka hor ayaa lagu sheegay in Danmark noqotay wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee ka qaada qaxootiga Siiriya deganaanshaha, taas...
Codbixiyeyaasha Switzerland waxay aadi doonaan berri, oo Axad, goobaha codbixinta si ay uga codeeyaan afti dadweyne oo ku saabsan “mamnuucista indhashareerka iyo niqaabka” goobaha dadweynaha.
Aftida waxaa...
Caasimada Oslo ee Norway Waxaa Saaran Xayiraado dheeri ah kadib markii Xanuunka uu ku soo batay waxana Booliska ay kormeen xoogan ku sameenayaan goobaha...
1-da Luulyo ayaa suuragal ah in la arko dhamaadka nolosha Mustafa Hasan ee Norway. Diidmada ogolaanshiyaha joogitaankiisa sanadka 2019 ayay bilaabatay, marar badan ayaa...
Dawladda Denmark ayaa filaysa in baasaboorkeeda corona ee dijitaalka ah, ee muujinaya in dadka la tallaalay ama ay dhowaan laga waayay Corona, uu diyaar...
Sadex qof ayaa nolol halis ah ku jira kadib markii nin uu faas wata uu ku weeraray Vetlanda iyadoo tirada guud ee dhaawacentay ay...
Dawladdu ayaa go’aansatay inay siiso haweenka uurka leh kaalmo haddii aysan shaqeyn karin cabsi ay ka qabaan infekshan ku dhaca Coronavirus, aysan sidoo kale...













