Saturday, January 3, 2026
Laga bilaabo berri, 2da Febraayo, dadka isticmaala gaadiidka dadweynaha ee Stockholm waxay awoodi doonaan inay raacaan dhammaan basaska SL iyagoo isticmaalaya kaararkooda dibada kuna...
Sannadkii 2020, Oslo waxay ku dhawaaqday inay siinayso muwaadiniinta adeegsiga baaskiiladaha korontada ku shaqeeya. go'anka ayaa salka ku haya dhanka Cimilada waxana dad badan ay heleen lacag...
Imaaraatka Carabta ayaa sameeyay isbaddal u ogolaanaya dalkan ku yaalla Khaliijka in uu dhalasho siiyo maalgashadeyaasha iyo xirfadlayaal kale oo ay ku jiraan saynisyahannada,...
Tiro badan oo ka mid ah magaalooyinka Faransiiska waxaa ka dhacay banaanbaxyo looga soo horjeedo sharciga cusub ee amniga ee ay soo jeedisay dowladda. Haddii...
Xisbiyada FRP iyo SV waxay si wada jir ah u soo bandhigeen soo jeedin ah in la kordhiyo lacagta hawlgabka ee ugu yar. Waxay...
:Khubarada saadaasha hawada ayaa saadaaliyay in cimiladu ay aad qanow u ahaandoonto guud ahaan Sweden dhamaadka usbuucaan, iyo in qabowga caadiga uu dhamaan doono...
Dawladda Norway waxay soo jeedisay in dadka qaata lacagta shaqo la'aanta ee, laga bilaabo 1 Noofambar 2020, ay gaareen muddada ugu badan ee lacagta...
Madaxweynaha dalka Bariga Afrika ee Tansaaniya, John Magufuli, wuxuu aaminsan yahay in ilaahay ka ciribtiray waddanka coronavirus. waxa uu ka hadlay aragtida uu u leeyahay tallaalka corona...
Dowladda ayaa ku dhawaaqday wax ka beddello gaar ah oo ku saabsan go'aanka lagu mamnuucayo safarka Sweden ee ka imanaya Boqortooyada Ingiriiska, Norway iyo Danmark. Laga bilaabo...
Hooyo Somaliyed iyo Dowlada Norway qeybteeda qaabilsan Xanaanada Caruurta ayaa mar kale waxay dacwad ku dhex-mareysaa Maxkamada sare ee Yurub. Kiiskan ayaa quseeya wiil ay...