Monday, January 12, 2026
Xalay waxaa Xaafada Hjulsta lagu toogtay wiil dhalinyaro ah kaasi oo dhaawaca kasoo gaaray weerarka u geeriyooday. Toogashada kadib waxaa goobta gaaray Ambalaz kuwaasi oo...
iskuulada ama dugsiyada sweden ayaa maanta lagu dhex isticmaalaa taleefada xiliga fasalada lagu jiro lakin dowlada iyo xisbiyada kula jira dhismaha dowlada ayaa doonaya...
Sahan laga sameeyay Dalka Sweden ayaa lagu ogaaday 3 Qodob oo ugu muhiimsan doorashada Sweden iyo balan qaadka xisbiyada Dalka. Arimaha Qaxootiha, arimaha Daryeelka iyo...
Dowlaa Germalka ayaa cadaadis xoogan lagu saarayaa in ay wax ka badasho sharciga Qaxootiga wadanka ku sugan ee aan heysan Deganaanshaha rasmiga. In ka badan...
Wadanka Shiinaha ayaa sheegay in mid kamid ah Gataalada uu u riday Cirka uu ka lumay qadkii lagu waday isla markana la aqoon halka...
Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi oo ahaa wiil tagsiile ah ayaa Arbacadii shalay aheyd lagu toogtay magaalada Moorhead ee gobolka Minnesota, sida ay xaqiijiyeen booliska magaaladaas. Dilka...
Wararka laga helayo magaalada Malmö ayaa ku waramaya in halkaasi ay ka dhaceen ku dhawaad 3 qarax mudo saacad gudahood. Qaraxa koowaad wuxuu dhacay wax...
Dhawaan Magaalada Malmö waxaa ka dhacay Rabshado Xoogan kuwaasi oo markii danbe lagu gubay Quraanka Kariinka dhacdadaasi oo aheyd mid Dad badan oo Muslimiin...
Wararka laga Helay Örebro ayaa sheegaya in Halkaasi Xalay ay ka dhacday Toogasho lagu toogtay Nin kaasi oo u dhintay dhaawaca kasoo gaaray. Weerarka toogashada...
Madaxweyne Joe Biden ayaa qaaday xaddiidaadda tirada qoxootiga uu sanadki dalkiisa qaabilayo uu horay u soo rogay Maamulkii Trump kaddib marki xisbigiisa uu ka...