Monday, March 23, 2026
kuwa ka soo horjeeda tallaalka coronavirus. ayaa han jabaad u diray dhaqaatiirta iyo shaqaalaha caafimaadka ee Dalka Germalka. Tiro ka mid ah dhakhaatiir Jarmal ah...
Khilaafaadka booska iskaashi ee lala yeesho SD ayaa ku soo laabtay madaxda sare ee xisbiga Libaraalka, kadib shirka guud ee ugu qabsoomay Linköping isbuucaan. Hogaamiyayaasha...
In ka badan 160 qof oo u dhashay dalka Afgaanistaan, oo ay Sweden ka soo daadgureysay Afgaanistaan, ayaa maanta soo gaaray garoonka diyaaradaha ee Göteborg . Afgaanistaan, ayaa intooda badan ku...
Laga bilaabo Janaayo 1, 2022, waxaa loo qorsheeyay in wax laga beddelo qaabka baasaboorka Iswidhishka iyo kaararka aqoonsiga. Marka loo eego bilaysku, qaabka cusub wuxuu noqon doonaa mid ammaan...
Baarlamaanka Jarmalka, "Bundestag" ayaa ansixiyay maanta oo Khamiis ah (Noofambar 18, 2021) sharciyada cusub ee looga hortagayo faafitaanka fayraska cusub ee Corona, kaas oo...
Maanta oo Khamiis ah, Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Iswiidhan waxay ku baaqday in la soo rogo xayiraado cusub si loo xaddido fiditaanka "mawjadda afraad" ee caabuqa Corona. Waxayna wakaaladda wararka...
Aabahan oo 43 jir ah oo loo haysto dilka iyo isku dayga dil ee labadiisa carruur ah, ayaa qirtay inuu toorey ku dhuftay uuna...
Caasimada Minsk ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqday in madaxweynaha Belarusia Alexander Lukashenko iyo hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ay ku heshiiyeen in ay...
Xili uu sii kordhayo Talaalka Corona ee Norway  Dowlada ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Bixineyso talaalka Saddexaad ee Corona. Dowlada ayaa u soo jeedisay...
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa go’aan ka gaartay inay joojiso dib u celinta dadka Itoobiyaanka ah ee magangelyo-doonka ah ee loo diiday dalka Itoobiya. Hay’adda ayaa war-saxaafadeed ay...