Greece ayaa bilaabaya Xeer waajib ku ah dhammaan muwaadiniinta ka weyn da'da 60 kaasi oo ah inay laga tallaalay coronavirus. Haddii ay diidaan talaalka...
Maamulka caafimaadka Sweden ayaa fiidnimadii caawa ku dhawaaqay in dhammaan dadka safarka ah ee ka imaanaya dalalka aanan aheyn ama ku oolin Waqooyiga Yurub...
Ra'iisul Wasaaraha Magdalena Andersson dhawaaqay dawladda cusub taas oo shaqeyn doonta Sweden sagaal bilood ee soo socda ilaa doorashooyinkii guud ee September.
Liiska dowladda waxaa ka mid...
fayraska omikron ayaa laga helay Sweden Hay'adda caafimaadka dadwaynaha ayaa ku qortay warsaxaafadeed ay soo dhigtay bogeeda.
fayraska ayaa laga helay Qof dhawaan u safray...
iyadoo uu dhawaan soo baxay Corona Cusub oo ka dilaacay Qaarada Africa gaar ahaan Dalka South Africa waxaa kiisaskii ugu horeeyay lagu arkay Qaarada...
Magdalena Andersson ayaa maanta mar kale heshay codadka Barlamaanka Dalka Sweden iyadoo sidaasi ku noqotay Raisal Wasaaraha Sweden.
Andersson ayaa dhawaan xilkaasi loo doortay lakin...
Wararka laga helay Xaafada Hodinge ee Koonfurta Stockholm ayaa xalay lagu toogtay nin 45 Sano jir ah.
Ninkan ayaa marka hore soo gaaray dhaawac culus...
Xaalada Cakiran ayaa ka jirta Xaduuda u dhaxeysa Belarus iyo Poland oo ku aadan Qaxootiga tirada badan ee ku sugan halkaasi.
Wadamada Yurub waxaa ka...
Rabitaanka safarka dibadda ayaa ah wax aad u wanaagsan dad badan si ay u qaataan fasaxyada kirismaska iyo sanadka cusub, sida laga soo xigtay hawlwadeennada...
Wasiirka Caafimaadka Belgian Frank Vandenbroek ayaa shir jaraa'id oo uu maanta qabtay ku sheegay in kiis ku saabsan Coronaha Cusub laga arkay Belgium, kaasi oo noqonaya kiiskii...














