Tuesday, March 24, 2026
Arbacadii, mas'uuliyiinta Turkiga ayaa kow iyo toban mayd ka helay meel u dhow gobolka xadka uu la wadaago Giriiga. Qof-ka laba iyo tobnaad ah ayaa...
Muhaajiriin ayaa ku dhintay koronto wado tareenka maro kuwaasi ka yimid Talyaaniga kuna sii jeeday Faransiiska Talaadadii. Dhowr qof oo tahriibayaal ah ayaa sidaan...
Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada booliska Giriiga iyo kuwa Jarmalka ayaa lagu soo qabtay hal qof, waxaana la weeraray afar goob...
Jarmalka iyo Faransiiska ayaa isku dayaya in ay isku dubbaridaan dadaalkooda dib u habeynta siyaasadda magangalyada Yurub  , laakiin waxaa jira mucaaradad xooggan oo Midowga Yurub ka...
Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa Jimcihii dacwad ku soo oogtay saddex hoggaamiye oo ka tirsan koox gooni-goosad Carab iyo Iran ah oo deggan...
Xadka ay wadaagaan dalalka Turkiga iyo Gariiga waxaa qabow dartiis ugu geeriyooday 19-qof oo tahriibayaal ah, waxaana labada dal midbo midka kale ku eedeeyay...
Shaybaadhyada shirkadda Bharat Biotech ee Hindiya ayaa shaaca ka qaaday tallaal ka shaqeeya in lagu buufiyo sanka halkii lagu duro jidhka, kana shaqeeya joojinta fayraska ee...
Dowladda ayaa maanta ku dhawaaqday inay doonayso inay xoojiso shuruucda dugsiyada diimaha ee madaxa-bannaan (religiösa friskolor), ka dib markii ay hay'adda nabadsugidda (Sabo) soo bandhigtay wax ay...
Shirkadaha guryuhu ayaa filanaya in kirada guryaha dhawaan la dhisay ay kor u kacdo meelaha qaarkood. Maanta tusaale ahaan guryahan ku yaal Jönköping waxa ay kireyn...
Dowlada Sweden gaar ahaan  ra'iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa maanta ku dhawaaqday in la joogo Waqtigii Dalka dib loo Furi lahaa. Andershon ayaa ku dhawaaqay joojinta...