Monday, February 2, 2026
Dowladda ayaa ku dhawaaqday in ay damacsan tahay in ay masaafuriso ajaaniib badan oo dambiyo ka geysta dalkaa. Waxay soo jeedisay in sharciga la adkeeyo laga bilaabo...
Tirokoobkii sanadka 2020 ee Xafiiska Tirakoobka Sweden (SCB) ayaa muujiyay in dadka da’doodu ka weyn tahay 60 sano ee Sweden ay gaareen 2.6 milyan...
Iswiidhan waxa ay ku jirtaa kaalinta afraad ee adduunka marka la eego tusmada dimuqraadiyadda ee ay soo saarto “cutubka sahanka dhaqaalaha”. Sweden ayaa ka horeysa Norway, New Zealand...
Dowladda Sweden ayaa qorsheynaysa in ay xoojiso ciqaabta dembiyada mindiyaha ka dhasha. "Waxaan diiradda saarnay baahida loo qabo in la adkeeyo cunaqabateynta gaar ahaan khatar ah in...
Dowladda Sweden ayaa ku baaqday in la joojiyo isticmaalka kaararka taleefoonnada ee aan la aqoonsan ama la diiwaangalin. "Ma jirto wax shuruud ah in la...
Stockholm: Sweden ayaa diiwaangelisay 114 dhimasho oo cusub oo ka dhashay Corona tan iyo shalay. Tirada guud ee dhimashada ayaa gaartay 16,358 tan iyo markii uu cudurka...
Maxkamadda Racfaanka ayaa go’aamineysa xukun xabsi daa’in ah oo lagu riday nin 22 jir ah oo lagu soo oogay inuu nin 44 jir ah...
Danmark ayaa kordhinaysa diyaargarowga ciidankeeda, xiisadda Ukraine awgeed. Sidaas waxa sheegay wasiirka gaashaandhigga Morten Bødskov salaasadii. Sababtu waa xaaladda siyaasadda amniga ee halista ah ee...
Mushaharka wasiirada ee Sweden ayaa kordhay 3,000 oo karoon horraantii Janaayo, sida lagu sheegay go’aan ay soo saareen guddiga mushaharka ee golaha gobolka.  Sidaas darteed, mushaarka...
Hay’adda laanta socdaalku ayaa filaysa in tirada magangelyodoonka ee Sweden ku nool ay kor u kacdo sanadkan marka loo eego kuwii hore. Madaxa qorsheynta ee hay'adda, Henrik...