Wednesday, March 25, 2026
Muhaajiriinta isaga gudba Kanaalka Ingriiska una socda UK iyagoo wata doomo yar yar ayaa loo duulin doonaa Rwanda. Halkaasi ayaa codsigooda magangelyo looga baaraandegidoonaa. Waxay u muuqataa...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 14 April. *Ciidamada Ukraine ayaa gantaalo ku garaacay markabka dagaalka Ruushka...
Ciidamada Ukraine ayaa gantaalo ku garaacay markab dagaal oo Ruushku leeyahay oo ku sugan badda madow, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Odesa. Gantaalaha Neptune ee...
Raiisel wasaare Magdalena Andersson ayaa sheegtay in aysan jirin wax khatar ah iyada oo tixraacaysa fursadaha lagu biirin karo NATO iyo in kale. Andersson ayaa shir jaraa’id...
Maxkamad ku taalla magaalada Koblenz ee gobolka Rheinland-Pfalz ee Germany ayaa shalay waxay xukun ku riday nin Soomaali ah oo 28 sano jir. Ninkaan ayaa...
Finland ayaa si cad ugu sheegtay Sweden in labada dal ay si wadajir ah u codsadaan xubinimada NATO, sida uu qoray wargeyska Expressen ee...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Salaasadii markii ugu horeysay ku tilmaamay duulaanka Ruushka ee Ukraine inuu yahay xasuuq. Hadalkan ayaa ka soo baxay isu soo...
Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in dagaalka Ukraine uu sii socon doono sida uu dhigayo qorshaha guud ee ciidamada illaa laga gaarayo dhammaan bartilmaameedyada. Vladimir Putin...
Madaxii hore ee xisbiga Libaraalka, Nyamko Saboni , ayaa sheegtay in ay ku guuldareysatay in ay mideyso xisbiga oo ay bedesho ra'yiga dadweynaha ee ku wajahan. "Waxaan...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xiriira dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine Talaadado 12 April * Waxaa jiray eedaymo...