Home News in English Britain oo u diri doonta Dalka Rwanda magangalyo doonka soo gaara Dalkeeda

Britain oo u diri doonta Dalka Rwanda magangalyo doonka soo gaara Dalkeeda

0
Foto: HENRY NICHOLLS)

Muhaajiriinta isaga gudba Kanaalka Ingriiska una socda UK iyagoo wata doomo yar yar ayaa loo duulin doonaa Rwanda. Halkaasi ayaa codsigooda magangelyo looga baaraandegidoonaa.

Waxay u muuqataa qorshayaasha la filayo in ra’iisul wasaare Boris Johnson uu soo bandhigo maanta, sida ay qortay BBC-da .

Qorshaha waxa ku jira heshiis uu dalka ku yaal bariga Afrika ku heli doono lacag dhan 120 milyan oo Giniga Istarliinka ah, oo ka badan hal bilyan oo krone  muddo tijaabo ah.

Sannadkii hore, qiyaastii 28,000 oo muhaajiriin ah ayaa doonyo yar yar ka soo tallaabay kanaalka Ingiriiska iyagoo ka soo raacay Faransiiska kuna sii jeeday UK. Qaar badan ayaa ku qaraqmay iyagoo isku dayaya inay ka gudbaan kanaalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here