Laba ka mid ah diyaaradaha Ruushka ee ku soo xadgudbay hawada Sweden 2-dii March waxay ku hubaysnaayeen hubka nukliyeerka, khibradaha TV4. Difaaca Iswiidhan kama faalloon...
Madaxweynaha Ukraine ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Barlamaanka Norway iyo kan Sweden. Wuxuu codsaday taageero dheeri ah oo ku saabsan dagaalka ka dhanka...
Mareykanka ayaa dhowr diyaaradood oo dagaal iyo ciidamo u wareejinaya Bariga Yurub, oo ay ku jiraan 200 oo Marines ah oo ka qeyb qaatay...
Nin hubaysan oo watay mooto ayaa rasaas ku furay xaafada Bnei Brak ee Tel Aviv Talaadadii, shan qofna ayaa ku dhintay, sida ay sheegeen...
Dowlada Sweden ayaa diyaarineyna qaabab cusub oo ula tacaaleyso Dadka kasoo Cararaya Dalka Ukraine.
Dhawaan dowlada waxay sheegtay in Dadka ka imaanaya Dalka Ukraine ay...
Roman Abramovich ayaa warqad qoraal ah ku wareejiyay Putin Qoraalka ayaa la sheegay inuu ka koobnaa qodobo nabadeed, taasoo la sheegay in Putin uu...
kadib Qul Qulkii Qaxootiga ee sanadkii 2015 waxa uu saameyn xoogan ku yeeshay dad badan oo xiligaasi fursad u helay inay si fudud ku...
Qiimaha saliidda ayaa aad hoos ugu dhacay ka dib markii wasiir ku xigeenka difaaca ee Ruushka uu sheegay inay "aad u dhimi doonaan" weerarrada...
Wadahadallada u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta oo Talaadada ka furmay Istanbul sida uu sheegay xubin ka tirsan wafdiga Ukraine.
- Natiijooyinka kulanka maanta...
Madaxweyne Joe Biden ayaa xaqiijiyay in Mareykanka uu qaabili doono 100,000 kun oo qaxooti ah oo ka imaanaya Ukraine.
-Dhammaan dalalka dimuqraadiga ah ee dunidu...















