Wednesday, March 25, 2026
Paracetamol-ka loo isticmaqlo xanuun-jebinta wuxuu carqaladayn karaa korriinka maskaxda iyo awoodaha, sida ay muujisay daraasad cusub oo lagu sameeyay jaamacadda Uppsala. Daraasada inta ay socotay...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Talaadada 19 Abriil * Madaxweynaha Ukraine ayaa sheegay in ciidamada Ruushku...
siyaasiga midigta fog ee asal ahaan kasoo jeeda Dalka Denmarka ayaa ku dhawaaqay inuu hakiyay safarkiisa Sweden uu ku booqanayay Gobolada Dalka. isagoo ku sugan...
Afhayeenka booliiska Carina Skagerlind ayaa sheegtay in qiimeyn sharci oo hore loo sameeyay lagu soo gabagabeeyay in gubista kutubta diiniga aysan ahayn kicin koox...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Isniinta 18 April. * Madaxweyne Volodymyr Zelenskyj ayaa ka digay in...
Maalmihii la soo dhaafay, dambiilayaal ayaa isticmaalayay lambarka taleefoonka ee Adeegga Nabadsugida Booliska (PST) si ay u sameeyaan khiyaano dhanka taleefanka ah. PST ayaa...
11-kii habeenimo ee Xalay ayaa dhowr dab lagu arkay xaafadda Rosengård ee magaalada Malmö.  kadib Maalmihii la soo dhaafay, la gubay qur’aanka kariimka taasu...
Ukrain ayaa lagu wadaa in ay iska caabin xooggan u sameyso weerarka la filayo in Ruushka uu ka fuliyo bariga dalkaasi. "Kama tanaasuli doono mid...
Rasmus Paludan oo ah xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish ayaa doonaya inuu mar kale ku gubo quraanka kariimka ah ee Linköping iyo Norrköping, balse...
Ruushka ayaa ku hanjabaya in uu "ka takhalusi doono" askarta Ukraine ee ku haray Mariupol, kuwaas oo loo sheegay in ay hubka dhigaan ama...