Ciidamada Ruushka iyo gooni u goosadka uu Ruushka taageero ayaa hadda gacanta ku haya boqolkiiba 80 gobolka Luhansk ee bariga Ukraine, sida uu sheegay...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa soo jeediyay barnaamij ka kooban 30 qodob ka dib qalalaasihii Easter-ka ee Sweden oo ku saabsan gubista nuqullo ka mid...
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerar bambaano oo lagu qaaday masaajid ku yaalla magaalada Mazar-e-Shariif...
Kadib markii booliska Malmö uu dacwad ka gudbiyay xagjirka Rasmus Paludan , oo looga shakiyay naceyb ka dhan ah Muslimiinta ka dib markii uu maalmo ka hor...
Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa sheegay inuu si dhab ah u hubo in Ruushka uu la wareegi doono maamulka warshadda birta ee Azovstal ee...
Sirdoonka Britain ayaa rumeysan in Ruushku uu sameyn doono dadaal kasta oo uu ku doonayo inuu ku qabsado bariga Ukraine marka la gaaro 9-ka...
Ruushku wuxuu ka digay, maanta mar kale cawaaqibka ka iman kara Finland iyo Sweden ku biirista Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic.
“Ruushka waxa uu digniino kala...
Hay’adda doorashooyinka Sweden ayaa xaqiijisay inay codsi ka heleen xisbiga midigta fog ee Stram kurs iyo hoggaamiyaha xisbiga Rasmus Paludan oo ku saabsan rabitaankooda ku aaddan...
Sweden ayaa ku celisay taageerada ay siiso Falastiin iyo horumarinta xiriirka labada dal, tani waxay ku soo beegantay xilli wasiiradda arrimaha dibadda Ann Lindy ay ku...
Ukraine ayaa sheegtay in ay Ruushka kula heshiisay in la sameeyo marin qaxoonti si dadka rayidka ah ay uga baxaan Mariupol oo ay dagaaladu...














