Saturday, January 31, 2026
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 22 April. * Ilaa 9,000 oo rayid ah ayaa laga...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa safaaradda Sweden ku wargelisay dhimashada dadkaas swidhishka. Shanta qof ee iswiidhishka ah waxay u badan tahay inay ka tirsanaayeen...
Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday 42 tuulo oo ka tirsan gobolka Donetsk ee bariga Ukraine, sida uu sarkaal Ukraine ah u sheegay telefishinka Ukraine. Waxay kaloo...
Dowladda Giriiga ayaa go’aansatay inay sare u qaaddo mushaarka ugu yar taasoo ka dhalatay sare u kac xooggan oo ku yimid qiimaha cuntada iyo...
Ciidamada Ruushka iyo gooni u goosadka uu Ruushka taageero ayaa hadda gacanta ku haya boqolkiiba 80 gobolka Luhansk ee bariga Ukraine, sida uu sheegay...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa soo jeediyay barnaamij ka kooban 30 qodob ka dib qalalaasihii Easter-ka ee Sweden oo ku saabsan gubista nuqullo ka mid...
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerar bambaano oo lagu qaaday masaajid ku yaalla magaalada Mazar-e-Shariif...
Kadib markii booliska Malmö uu dacwad ka gudbiyay xagjirka Rasmus Paludan , oo looga shakiyay naceyb ka dhan ah Muslimiinta ka dib markii uu maalmo ka hor...
Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa sheegay inuu si dhab ah u hubo in Ruushka uu la wareegi doono maamulka warshadda birta ee Azovstal ee...
Sirdoonka Britain ayaa rumeysan in Ruushku uu sameyn doono dadaal kasta oo uu ku doonayo inuu ku qabsado bariga Ukraine marka la gaaro 9-ka...