Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Sweden iyo Finland ay buuxiyeen dhammaan shuruudaha looga baahan yahay inay ku biiraan NATO, ayna siiyaan taageero...
Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka Andrei Rudenko ayaa sheegay in Moscow ay diyaar u tahay in ay dib u bilowdo wadahadaladii nabadeed...
Wakhtiga la helayo Baasaboorka ayaa sii kordhi doona todobaadyada soo socda, waxaanay boolisku dadka ka codsanayaan in aanay fasax u qabsan dalka dibaddiisa ilaa...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 19 May.
*Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa...
Arbacadii, madaxa NATO Jens Stoltenberg waxa uu codsiyo xubinimo ka helay Sweden iyo Finland. Si kastaba ha ahaatee, Turkiga ayaa xannibay bilawga hawsha.
Codsiyada ayaa subaxnimadii...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa u yeertay safiirka Sweden u fadhiya Moscow, Malina Mord. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Ruushka ee RIA Novosti.
Ilaa hadda lama oga...
Sweden iyo Finland ayaa si rasmi ah u gudbiyay codsigooda xubinimada Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic.
Safiirka Sweden ee NATO, Axel Fernhof, iyo dhiggiisa Finland, Klaus Korhonen, ayaa gudbiyay labada...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xiriira dagaalka Ukraine Arbaco 18 May.
* Waxaa socdaa shaqada lagu soo saarayo askarta...
Ra’iisul wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson, ayaa xaqiijisay in ay diyaar u tahay in ay u safarto Turkiga si ay wadahadal ula yeelato madaxda Turkiga, oo...
maanta oo kale sanad walbo waxaa Dalka Norway laga xusaa Maalinta Dastuurka Dalka iyadoo guud ahaan wadanka la fasaxo.
Maalintan ayaa aad Qiimo ugu leh...













