Booliska dalka Sweden ayaa saaka ku dhawaaqay in nin da'da sodonka jir ah uu ku dhintay magaalada Solberga ee koonfurta magaalada Stockholm , ka dib markii...
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku nuuxnuuxsatay muhiimadda luqadda iyo aqoonta bulshada Iswidhishka u leedahay la-qabsiga bulshada Sweden.
Andersson ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Instagram-ka...
Lix qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay meel u dhow gobolka West Virginia ee dalka Mareykanka Arbacadii, sida ay sheegtay warbaahinta...
Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 23 June.
* Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa ku...
Dawladdu ayaa magacawday guddi baaritaan ku sameeya sidii loo meel marin lahaa shuruudaha Luuqada ee aqoonta bulshada si loo helo sharci degenaansho rasmi ah.
"Sweden, bulshadu...
Nin 30 jir ah ayaa maanta lagu xukumay xabsi daa’in iyo masaafurinta dilka lamaantiisa oo uur leh oo ka dhacay magaalada Vänersborg dayrtii.
Maxkamada degmada ayaa...
Dalka Sweden oo wixii ka danbeeyay sanadkii 2015 bixiyay Sharciyo ku meel gaar ahaan ayaa mar kale waxaa la gaaray waqtigii uu dhici lahaa.
Sadex...
Labo nin oo mid ka mid ah uu yahay maamule dugsi sare ayaa si xun loogu dhaawacay fal dambiyeed halis ah oo ka dhacay...
Waxaa maanta magaalada Stockholm lagu soo gebagebeeyey howlihii Madasha Yemen Forum oo ay garwadeen ka ahayd Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sweden, waxaana arrimaha dhaqaalaha ay hareeyeen...
kusoo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalkii Ukraine Juun 20.
* Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa rajaynaya in Ruushka...














