Hogaamiyaha midigta fog Giorgia Meloni ayaa sheegtay in uu ku guuleystey doorashadii ka dhacday dalka Talyaaniga, waxaana ay ku dhowdahay in ay noqoto haweeneydii...
Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna u qaabilsan dhismaha dawladda, Ulf Kristersson, ayaa sheegay in uu u soo jeediyay af-hayeenka baarlamaanka Andreas Norlen in la siiyo muddo...
Arla ayaa markii sideedaad sanadkan sare u qaaday qiimaha caanaha. Go'aanka shirkadu wuxuu dhaqan galayaa laga bilaabo 1-da Oktoobar.
Taas macnaheedu waa in qiimaha caanuhu uu...
Ciidamada Difaaca Norway ayaa hadda soo bandhigay muuqaalo laga soo duubay badda Baltic-ga oo muujinaya sida saddexda gaas ee ka soo daadanaya dhuumaha gaaska ee...
Dhacdo layaab ah ayaa ka dhacday Dalka Germalka gaar ahaan Magaalada Huberg kadib markii nin sitay Suunka Qaraxyada uu isku dhigay mid kamid ah...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa dalbanaya shuruudo adag oo la xiriira mideynta qoyska ee Sweden, iyadoo xisbiyada kale ee garabka midigna ay taageersan yihiin qayb...
Booliska magaalada Oslo ayaa shalay xabsiga dhigay labo nin oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen toogasho ka dhacday baar ku yaala magaalada Oslo bishii June ee sanadkan.
Sidaasi waxaa...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa qabtay jagada guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka ka dib cod dheer oo uu baarlamaanku u baahday in mar kale...
Booliisku ayaa ku bootinaya qof kasta oo qorsheynaya inuu safro xagaaga soo socda inuu hadda codsado ballanta baasaboorka.
Sarkaal ka tirsan booliiska degmada Galbeedka Morgan...
Baarlamaanka Sweden ayaa dhawaan mar kale u doortay Andreas Norlen oo ka tirsan xisbiga Moderaterna kadib markii uu ku dhawaaqay inuu yahay afhayeenka baarlamaanka.
Baarlamaanka...













