Thursday, April 2, 2026
Ra’iisul wasaaraha xilka ka degaysa Magdalena Andersson ayaa ka hadashay doorashada Ulf Kristersson loo doortay ra’iisul wasaaraha xukuumadda cusub, iyadoo tiri, “Baarlamaanka Sweden waxay u doorteen Ulf...
Qaraxyo gaaraya ugu yaraan shan ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv kuwaas sababay khasaare kala duwan. La taliyaha madaxweynaha Ukriane Andriy Yermak ayaa qaraxyadaas...
Waxa loogu yeero booliiska anshaxa iyo wasiirka warfaafinta ee Iran ayaa lagu daray liiska cunaqabateynta Midowga Yurub Isniintii maanta. Mowjado mudaaharaad ah ayaa ruxay Iran...
Inta badan xubnaha baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay Ulf Kristersson inuu qabto xilka ra'iisul wasaaraha. Iyadoo taasi jirto, Sweden waxay heshay ra'iisul wasaarihii ugu horreeyay...
Taksiile 35 jir ah ayaa lagu dilay magaalada Göteborg habeenimadii xalay. Taksiilaha ayaa la toogtay kadib markii uu soo dhameystay shaqadiisa, waxaana uu gaariga dhigay...
Dhakhaatiirta Jarmalku waxay dalbanayaan in mas'uuliyiinta ay dib u soo celiyaan waji-xidhka ka hor inta aan isbitaallada loo buuxin kiisas cusub oo corona ah. Jarmalka...
Xarunta dowladda hoose ee magaalada Donetsk ee ku taal bariga Ukraine ee uu Ruushka ka taliyo ayaa lagu weeraray gantaallo saacadihii hore ee Axadda. Sida...
Xisbiyada Midigta ee Sweden ayaa Dhawaan Ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee la filayo inay Sweden yeelato waxana ay ku Heshiiyeen Qodobo dhoor ah oo...
Ugu yaraan 22 qof oo macdan qodayaal ah ayaa ku dhintay qarax ka dhacay goob dhuxusha laga qodo oo ku taalla waqooyiga Turkiga, sida...
Sacuudi Carabiya ayaa u soo dirtay Ukraine gargaar bini'aadannimo qiimihiisu yahay 400 milyan oo doolar isla mar ahaantaana wuxuu soo jeediyay dhexdhexaadinta Ukraine iyo...