Saturday, July 4, 2026
Baarlamaanka Woqooyiga Ireland ayaa ku guul daraystay in ay ku heshiiyaan afhayeen cusub iyo in la helo xukuumad cusub waqtigii loogu talagalay. Tani waxay ka...
Elon Musk, ninka ugu hodansan adduunka ayaa kusoo gaba gabeeyay $44bn, oo u dhiganta (£38.1bn) oo uu kula wareegay shirkadda Twitter-ka, sida ay sheegtay...
Dowladda oo taageero ka heleysa xisbiga Sverigedemokraterna ayaa maanta oo Khamiis ah soo bandhigtay hindiseheedii ugu horreeyay ee miisaaniyadda cusub. Hindisaha ayaa la xiriira...
Dawladdu Sweden waxay maanta ku dhawaaqday wax ay ugu yeertay “tallaabadii ugu horreysay” ee lagu soo jeedinayo in dadka deegaanka laga caawiyo qiimaha sarreeya...
Booliska Denmark ayaa sheegay in wiil 23 jir ah uu dhintay ka dib markii lagu toogtay meel u dhow degmada Christiania ee magaalada Copenhagen...
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Israa’iil ayaa ka wada hadlay diyaarada aan duuliyaha laheyn ee Iran ay siiso Ruushka iyo khatarta ay ku heyso Ukraine, markii...
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday goob ay ku cibaadeystaan ​​shiicada iyo masaajid ku...
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna (SD) Jimmy Okesson ayaa sheegay in Sweden ay u baahan tahay isbedel lagu sameeyo dhowr arrimood oo dhibaato u keenaya bulshada, isaga...
Doodda Telefashinka NRK ayaa joojiyay oo meesha ka saaray mowduucii ay ahayd in ay ka doodaan fiidnimada talaadada oo ku aadaneyd xijaabka sida uu...
Ruushka ayaa ku wargeliyay Mareykanka in wadanku uu qorsheynayo dhoolatuska Nukliyeerka, sida ay xaqiijiyeen mas'uuliyiinta Mareykanka. Ogeysiinta noocaan ah ayaa lagu gaaray heshiisyo hore u...