Wednesday, January 28, 2026
Hay’adaha u dooda xuquuqul insaanka ayaa si ba’an u dhaleeceeyay dowladda rajada ay ka qabto in la sameeyo waxa loogu yeero “xarumo ku-meel-gaar ah”...
 Maxkamadeynta nin afartameeyo jir ah oo lagu eedeeyay in uu xaaskiisa ku dilay Falköping ayaa todobaadkan ka bilaabatay Sweden .  Ninkan ayaa sidoo kale lagu soo oogay...
markii ugu horreysay abid, tirokoobyo cusub ayaa muujinaya in kansarku uu noqday sababta ugu badan ee dhimashada gobolka Stockholm. Tirakoobku wuxuu muujiyay in tirada dadka...
Qiimaha Danmark ayaa bishii 10aad ka sarreeyay boqolkiiba 10,1 marka loo eego isla bishaas sannadkii hore. Tani waxay boqolkiiba 0.1 ka sarraysaa bishii Sebtembar. Waa kororka...
Saddex wiil oo dhalinyaro ah ayaa loo xiray sabab macquul ah oo looga shakisan yahay dilka nin 25 jir ah oo Sabtidii Gävle ka...
Ku dhawaad ​​500 oo tahriibayaal ah oo ku go’doonsanaa xeebaha dalka Talyaaniga oo ay saarnaayeen maraakiib samatabixin ah ayaa loo ogolaaday inay ka soo...
Hogaanka Aqalka Congress-ka Mareykanka ayaan weli kala caddeyn cida hanan doonta, inkastoo Dimoqraadiga ay muujiyeen awood aan la fileyn kadib markii ay Jamhuuriyiinta kaga...
Ciidamada difaaca Ruushka ayaa lagu amray inay isaga baxaan magaalada Kherson ee koonfurta Ukraine. Taas macnaheedu yahay in Ruushku ka tanaasulay magaaladii ugu waynayd ee...
Ra’iisul wasaaraha dalka Ulf Kristershon ayaa sheegay in dowladiisa ay la dagaalami doonto dambiyada iyo argagixisada. “Mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee dowladdan ay leedahay...
Märtha Louise ayaa ku dhawaaqday inay iskaga tagtay matalaada Boqortooyada Dalka Norway iyo Qoyska. Ka dib muddo dheer oo dhaleeceyn ah oo ka dhan ah amiirad...