Tuesday, December 23, 2025

Midowga Yurub oo isbadal ku sameenaya Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga

0
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...

Gudiga Midowga Yurub oo doonaya in la tirtiro Sharciga Dublin

0
Komishanka yurub ayaa raba inay tirtiraan xeerka Dublin isla markaana abuuraan nidaam magangalyo cadaalad ah oo masuuliyada daryeelida magangalyo doonka noqota mid is le'eg. Waxaa...

Dalalka Finland iyo Uk oo Xayiraada ka qaaday Safarada toos ee Sweden uga imaanaya

0
Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa xayiraaddii karantiinka ka qaaday muwaadiniinta iswiidhishka ee safarka ugu ambabaxda dalkaasi muddadii uu socday xanuunka covid-19. Photo: ANTTI AIMO-KOIVISTO/AFP Sidoo kale Laga...

Midowga Yurub oo diiday Aqoonsiga Doorashada ka dhacday Wadanka Belarus

0
Midowga Yurub ayaa soo saaray go'an ay ku diideen aqoonsiga Dowlada Belarus iyo doorashada halkaasi ka dhacday 9 bishan Agoosto taasi oo lagu tilmaamay...

Finland oo Fududeesay Xayiraadaha Saaran Xadka ay la wadaagto Sweden

0
Finland ayaa fududeysay dhaqdhaqaaqa dadka xadka waqooyi ee ay la leedahay Sweden. Warbixinta ka tallaabida xadka ee loogu fududeeyay dadka ku dhaqan xadka Finland ay...

Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay

0
Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay. https://youtu.be/Rd49wV7NJYc  

Raisul Wasaaraha Finland Sanna Marin oo guursatay Markus Räikkönen

0
Iyadoo laga joogo mudo isbuuc ah markii ay guursatay haweeneyda Raisul wasaaraha ka ah Denmark ayaa dhanka kale maanta waxaa guursatay Sanna Marin oo...

Finland oo qaaday qeybo kamid ah Xayiraada Saaran Shacabka

0
Dowlada Finland ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee ka tirsan Nordic kaasi oo qaaday Xayiraadan saaran Shacabka gaar ahaan goobaha leeskugu yimaado iyadoo Dadweynaha...

Dowlada Somaliya oo soo saartay Waqtiga dib loo furayo Duulimaadka Caalamiga

0
Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira...

Ciid Wanaagsan guud ahaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
guud ahaan shaqaalaha Somaliska waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil. Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay...