Sunday, November 2, 2025

Sharci Cusub oo maanta ka bilowday Wadanka Denmark oo Haweenka Muslinka Quseeya..

0
Warbaahinta dalka  Denmark waxa ay maanta ku dhawaaqday in ay bilaabatay dhaqan galinta mamnuucitaan lagu soo rogay in bulshada dhexdeeda lagu xirto indho shareer. Baarlamaanka...

Dayax Madoobaadkii ugu Waqtiga dheeraa oo Xalay ka dhacay Caalamka..

0
Inta badan dunidda waxaa xalay laga Arkay dayax Madoobaad , waxaana la sheegay in uu yahay Midkii ugu dheeraa ee Adduunka soo mara sanadyadii...

Akhriso Nuucyada Caafimaad Xumada uu keeno Xanaaqa..

0
Wargayska la yiraahdo European Heart Journal baa cadadkiisii soo baxay 4 March 2014 ku soo saaray, cilmi baadhis ay sameeyeen cilmi baadhayaal ka hawl...

Dowlada Italy oo Dakadaheda ka Xiratay Marakiibta soo badbaadiya Qaxootiga..

0
Badmaaxayaasha maraakiibta gacansiga Sweden iyo kuwa caalamka ayaa labaduba ka wel welsan go’aan Talayaaniga uu kaga xirtay dekadihiisa maraakiibta soo badbaadisa tahriibayaasha Afrika ee...

Dowlada Denmark oo Afar Sano Xireysa Waalidka Caruurtooda u dira Dugsiga Quraanka Dalka Dibadiisa...

0
Dowlada Denmark ayaa dooneysa in mudo Afar sano ah la Xiro waalidka ubadkooda geeya Dugsi Quraan oo Dalka dibadiisa. Wasiirada Soo galootiga Dalka Denmark inger...

Faafaahin Dood ka taagan Qaabilaada Qaxootiga ee Midowga Yurub..

0
Hogaamiyayaasha 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub oo Axadii shalay ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga...

Denmark Haweyney Somalia ah oo sheegay in ay ka badbaaday Musaafurin..

0
Saynab Iimaan Shiikhaalow oo ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Denmark ayaa shaacisay inay dhow jeer ka badbaaday qorshe ay Saraakiisha Socdaalka ee dalkaasi ku...

Barlamaanka Denmarka oo Dowlada ka dalbaday cadeynta Heshiis lala galay Somaliya..

0
Qaar ka mid ah xildhibaanada dalka Denmark ayaa ugu baaqay dowladda dalkaasi in ay soo cadeyso heshiis lagu celinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan...

Maamulka Somaliska oo idil leh Ciid Wanaagsan Ciidul Fidriga Guud ahan Muslimiinta..

0
guud ahaan shaqaalaha Somaliska ayaa waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil. Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida...

Denmark Wasiirada Soo jeedisay in Muslimiinta Shaqada ka joogaan Xiliga Ramadaanka oo la Cambaareeyay..

0
Wasiirka arrimaha socdaalka ee dalka Denmark ayaa si wayn loo cambaareeyay kaddib markii ay ku baaqday in Musliimiinta dalkeeda ay ka baaqsadaan shaqada xilliga...