Tuesday, October 14, 2025

Wararka ugu muhiimsan :- Qof Västerås lagu dhaawacay, Cilmi baaris dadka waaweyn oo lasoo...

0
Xubinta Wararka ugu muhiimsan ee Maanta waa Xubin aan soo qaadin doono maalin kasta isla markana Akhristayaasha ay kala socondoonaan wararka guud ahaan ka...

Ogeysiis Fanaanada Fartuun Birimo oo Show ku Qanabeysa Caasimada Stockholm ee Sweden

0
Fanaanada Fartuun Axmed Sahal ( Fartuun Birimo ) ayaa Show ku qabaneysa Caasimada Stockholm ee Sweden Showgaasi oo dhacaya 26 bisha sida ay sheegeen...

Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo internet-ka Online-ka ah

0
Wadamada ku mideysan Midowga Yurub ayaa Sanadihii u danbeeyay waday qorsho Cusub oo lagu Xakameenayo Shirkadaha internetka iyo sidoo kale Dadka caadiga ee isticmaala...

Denmark oo Qaxootiga Suuriya u diiday Sharci Cusboneysiinta kuna wargalisay in ay Celineyso

0
Dowlada Denmark gaar ahaan laanta Socdaalka ayaa diiday in ay Sharciga u Cusboneysiiso Dadka Sharcigooda ku meel gaarka uu ka dhacay ee kasoo jeeda...

Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...

Sharci Cusub Denmark oo dhalashada Muwaadinimo ka ceshaneysa Caruurta Argigixisada kasoo laabaneysa

0
Xisbiga Folkeparti iyo Dowlada Denmark ayaa isku raacay heshiis cusub oo dhigaya in Basaboorka Muwaadinimo laga ceshtay caruurta yar yar ay dhaleen dadka ku...

Barlamaanka Midowga Yurub oo u codeeyay Sharci Cusub oo internetka ah.

0
Xubnaha Barlamaanka ku jira Midowga Yurub ayaa u codeeyay Sharci mudo dhoor ah la sugayay oo dhanka internketka ah kaasi oo ku aadan xaquuqda...

Raisal wasaraha Denmark Lars Løkke oo kulan ku saabsan arimaha Qaxootiga kala hadlaya Stefan...

0
Sida ay shaaciyeen warbaahinta gudaha Raisal wasaaraha Denmark Lars Løkke Rasmussen ayaa booqasho ku imaanaya dalka sweden isagoo kulan la qaadandoono dhigiisa dalka sweden...

Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.

0
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka  EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...

Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.

0
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...