Home Wararka Denmark Ogeysiis Fanaanada Fartuun Birimo oo Show ku Qanabeysa Caasimada Stockholm ee Sweden

Ogeysiis Fanaanada Fartuun Birimo oo Show ku Qanabeysa Caasimada Stockholm ee Sweden

0

Fanaanada Fartuun Axmed Sahal ( Fartuun Birimo ) ayaa Show ku qabaneysa Caasimada Stockholm ee Sweden Showgaasi oo dhacaya 26 bisha sida ay sheegeen Gudiga Qaban qaabada showga.

Wixii Macluumaad ah ee ku saabsan Showga fadlan kala xiriir gudiga Numberada Hoose si uusan kaga dhamaan tikidhada oo aad ku heli karto qaab online ah iyo si toos ah marka showga uu dhacayo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here