Sweden oo Macalimiin Ciidan u dirtay Askarta Ukraine
Ciidamada difaaca ee dalka Sweden ayaa go’aan ka soo baxay dowladda waxa ay tababarayaal ciidan u direen goob qarsoodi ah oo ku taal dalka Ingiriiska...
Norway Meydka Labo Qof oo laga helay Magalaada Skien
Laba qof ayaa meydkooda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala Skien. Booliska ayaa sheegay isagoo intaasi ku daray in dhacdada la baarayo
Sida...
Xayeysiiska Gabar Xijaaban oo Muran ka dhalisay Dalka Sweden
dhawaan shirkada Mathem ee Dalka Sweden ayaa soo bandhigtay Xayeysiis ku muujineyso Dadka Cuntada ka dalbada.
Xayeysiiska Cusub ee Sanadkan Waxaa ku jira gabadh Muslimad...
Ruushka oo diiday inay shaqaalaha ka baxaan warshadda tamarta nukliyeerka
Ruushka ayaa diidaya in uu kaga tago ku dhawaad ​​50 shaqaale Yukreeniyaan ah xarunta la haysto ee Zaporizhzhya ee tamarta nukliyeerka, sida ay sheegtay...
Turkiga oo tijaabiyay gantaal ballistic ah oo dulmaray badda madow
Turkiga ayaa gantaal nooca riddada gaaban ah oo iskiis u sameystay ku riday badda madow Talaadadii, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee TRT.
Gantaalkan oo...
Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden ee Dowlada Cusub Qorsheeneyso
Dowlada Cusub ee Sweden kana socota dhanka Xisbiyada Midig ayaa la filayaa inay bilowda shaqadeeda iyo Heshiisyada ay horay u balan qaaday.
Bahda Somaliska ayaa...
Shirkadaha Guryaha ee Sweden oo Korontada kor u qaadaya
iyadoo ay jirto xaalad adag oo dhanka tamarta qaar kamid ah shirkadaha guryaha ayaa sheegay inay kor u qaadayaan Korontada.
Shirkada Wallenstam oo guryo ku...
Norway oo Xukun Xabsi ku riday Nin gubi jiray Quraanka Kariim-ka
Maxkamada Oslo ayaa ugu danbeyn xukun ku riday nin ku caanbaxay inuu gubo Quraanka kariimka.
Ninkan oo Garabka Midig ee fog ka tirsan ayaa dhoor...
Maraykanka oo Hawada ka Qabtay Labo Diyaaradood oo Ruushka ah Meel dhow Alaska
Diyaaradaha F-16 ee Maraykanka ayaa ka qabtay hawada caalamiga ah ee Alaska meel u dhow laba diyaaradood oo Ruushku leeyahay, sida ay sheegeen militariga...
Ruushku oo burburiyay boqolkiiba 30 warshadihii korontada ee Ukraine hal toddobaad gudaheed
Ruushka ayaa bur-buriyay Boqolkiiba 30 Warshada korontoda sida ay ku warameyso Dowlada Ukraine.
Korontada ayaa ka baxday Caasimada Kyiv iyo gobollada kale ka dib markii...