Tuesday, December 30, 2025

Cabsi Laga Qabo in la Qaadaco Alaabka Sweden Sida uu sheegay Raisal Wasaare Ulf...

0
 "Sida iska cad, tani waxay noqon kartaa mid aad ugu Xun shirkadaha Swedish," Ra'iisul-wasaare Ulf Kristersson ayaa ka digay baaqyada ku saabsan qaadacaadda alaabta...

Finland oo qaadatay Go’an u gaar ah kana xuubsiibatay Dalka Sweden

0
Finland ayaa go'aansatay inay dib u bilowdo dhoofinta qalabka difaaca, mar kale Turkiga , ka dib markii ay hore u joojisay waxay kaloo bilowday...

Weerar loo Adeegsaday Mindi oo ka dhacay Dalka Germalka

0
Dhowr qof ayaa ku dhaawacantay labana waa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday tareen u dhexeeya Kiel iyo Hamburg oo ku yaalla saldhig...

Xisbiga SD oo uga hadlay si ka duwan Sidii Hore gubista Quraanka Kariimka

0
Henrik Fenge, oo ah guddoomiye ku xigeenka xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa beeniyay in uu wax xiriir ah la leeyahay gubitaanka qur’aanka ee Sabtidii ina...

“Waxaan ku Jirnaa Xaalada ugu Xumeyd tan iyo Dagaalka Labaad ee Adduunka” Raisal Wasaaraha...

0
Raisal Wasaaraha Sweden ayaa Sheegay in Dalkiisa uu jiro Xaalada ugu Adkeyd tan iyo Dagaalka Labaad ee Adduunka. Ulf Kristersson ayaa Sheegay in Sweden Qasab...

Aabaha oo laga Ceshanayo Dhalashada Hadii uusan Caawin Caruurtiisa Sida ay Sheegtay Dowlada UK

0
Dowlada Uk Ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqday Sharci horey loo soo saaray kaasi oo ku aadan Waalidiinta gaar ahaan Aabaha oo laga ceshanayo Dhalashada...

Dowlada Sweden oo Maanta ku Dhawaaqday go’an Cusub oo ka dhan ah Qaxootiga

0
Dawladda Sweden ayaa ku dhawaaqday Maanta inay doonayso inay bilawdo “olole xog-ururin caalami ah” oo ku saabsan isbeddelka lagula dhaqmayo siyaasadda socdaalka. Dowlada ayaa dooneysa inay...

Dowlada Mareykanka oo ka hadashey Quraanka Kariimka ee Lagu gubay Dalka Sweden

0
Mareykanka ayaa dhaleeceeyay ku gubista nuqul ka mid ah Quraanka Kariimka ah ee Rasmus Paludan uu ku gubay afaafka hore ee safaarada Turkiga ee Stockholm, isagoo sheegay...

Ruushka oo Sheegay inuu Qarka u Saaranyahay Dagaal uu la galo Dalalka Reer Galbeedka

0
Xaaladda hadda ka jirta Ukraine ayaa muujinaysa in khilaafka u dhexeeya Ruushka iyo reer Galbeedka aan hadda kaddib lagu qeexi karin “dagaal barxan” balse...

Turkiga oo ku Dhawaaqay go’an Cusub oo ka dhan Ah Dowlada Sweden

0
Madaxwaynaha turkiga Erdogan oo ka caraysan Kitaabkii quraanka ahaa ee lagu gubay Sweden ayaa wacad ku maray inaysan Turkigu marnaba ogolaanayn in sweden ay...