Hogaamiyaha Xisbiga SD oo soo dhaweeyay Xil ka qaadista Agaasimaga Guud ee Laanta Socdaalka...
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna (SD) Bjorn Soder ayaa ka hadlay warka ku saabsan xil ka qaadista lagu sameeyay agaasimihii guud ee hey’adda socdaalka, Mikael Rebenvik,...
Nin hubeysan oo dad Shacab ah ku laayey Jaamacad ku taalla Dalka Mareykanka
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay xarunta ugu weyn ee Jaamacadda Michigan State University ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu ku dilay saddex qof, shan...
Dowlada Sweden oo go’an ka gaartay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo Xilkiisa Dhacayo
Dawladdu ayaa go’aansatay in aan loo kordhin xilka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka, Michael Rebenvik, si uu xilka uga tago dhammaadka May ee soo...
Tirada Caruurta Laga Waday Sweden oo maanta lasoo bandhigay, Waalidiinta oo Caruurtooda la Cararaya
Baaritaan uu maanta daabacay TV-ga Sweden ayaa lagu ogaaday in shantii sano ee ugu dambeysay Sweden laga dhoofiyay 916 caruur ah .
Baaritaanku waxa uu...
Shaqaalaha Daryeelka Caafimaadka Sweden oo laga joojiyay Sharci horay u jirtay
Qorhaha lagu tijaabiyo shaqaalaha daryeelka caafimaadka ee leh calaamadaha covid-19 ayaa meesha laga saarayaa 15ka Febraayo, sida uu qoray wakaalada caafimaadka dadwaynaha war saxaafadeed.
Sharciga waxaa...
Dhimashada Dhulgariirka Dalka Turkiga oo Mareysa 21,000 kun oo Qof
In ka badan 21,700 oo qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhulgariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya. Dhimashada ayaa wali la filayaa inay korodho.
Ilaa...
Sweden oo Dambi ku heshay Labo Qof oo Suuli/Musqul ku Kufsaday ilmo aan qaan-gaarin
Labo qof oo kala ah wiil 18 jir ah iyo wiil 17 jir ah ayaa lagu helay dambi ah inay gabar aan qaangaar ahayn...
Dhimashada Dhulgariirka Turkiga oo Mareysa 15,000 Kun oo Qof
In ka badan 15,000 oo qof ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhulgariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, sida ay sheegayaan...
Booliska Sweden oo diiday Codsi lagu gubi Lahaa Quraanka Qariimka
Booliiska Stockholm ayaa diiday codsi ah in lagu gubo Qur’aanka bannaanka safaaradda Turkiga ee caasimadda Stockholm.
Booliska ayaa wada hadal la yeeshay hay’adda nabadsugidda ee Säpo, waxayna qiimeeyeen in nidaamka guud...
Sharuudaha Mushaharka ee Ajaanibta oo Khilaaf ka abuuray Xisbiyada L iyo SD
Dawladdu ayaa soo bandhigeyaa shuruudo mushahar sare leh oo loogu talagalay socdaalka shaqada.
xisbiyada talada haya iyo SD ayaa isku khilaafsan samaynta wax ka reebis...














