Wednesday, October 22, 2025

Sweden oo sheegtay in Xaalada Amaan ay tahay mid Qatar ah

0
Wasiirka caddaaladda ee dalka Sweden Gunnar Stromer ayaa maanta sheegay in xaaladda ammaan ee dalkiisa ay noqotay mid ka khatar badan sidii hore, taas...

Dowlada Britain oo digniin kasoo saartay Weeraro Argigixiso oo ka dhaca Sweden

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Britain ayaa uga digtay muwaadiniinteeda suurtagalnimada weeraro argagixiso oo ka dhaca Sweden. Boggeeda internetka, oo u heellan la-talinta socdaalka ee muwaadiniinteeda, waxay wax...

Haweeney Somali ah oo lagu Xukumay in loo Tarxiilayo Dalkeeda Sida ay Shaacisay Dowlada...

0
ugu danbeyn go'an ayaa laga gaaray Haweeney Somali ah oo ku nool dalka Norway go'ankaasi oo ah in loo tarxiilo Dalka Somaliya kadib markii...

Labo Qof oo Xalay lagu Tooriyeeyay Xaafada Grønland ee Somalida u badantahay

0
Waxaa Xalay labo 'Qof lagu tooriyay Xaafada grønland kuwaasi oo weerarkooda loo adeegsaday toorey ama mindi sida uu booliska sheegay. Labada Qof ayaa dhaawaca loo...

Daadad Cusub oo ka da’ay Qeybo kamid ah Dalka Sweden

0
Roobab mahiigaan ah ayaa mar kale sababay in daadad ay ku soo rogmadaan meelo badan oo ka tirsan gobolka Örebro ee dalka Sweden. Danmark dhankeeda,...

Nin Xaaskiisa hore dilay oo Muuqaalka Dilka ku baahiyay Baraha Bulshada

0
Nin Bosnia ah ayaa dilay xaaskiisii ​​hore, taas oo uu ku galay dambi si toos ah looga baahiyay bartiisa Instagram-ka. Waxa uu sidoo kale uu dilay...

Dilka Wiil Somali ah loogu geestay Sweden oo Warar kala duwan kasoo baxayo

0
Mudo laga joogo labo todobaad waxaa dalka Sweden gaar ahaan Nynäshamn ka dhacay Dil ay ka naxeen Dadka Somalida ee ku nool Dalka Sweden...

Bixinta Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ee Sweden oo meesha laga saarayo

0
Dowlada Sweden iyo Xisbiga SD ayaa ku tala jira in meesha laga saaro bixinta Sharciga Deganaanshaha ee Dalka iyadoo taasi badalkeeda qof walbo la...

Sweden oo dib u eegeysa Xeerka Musuufurinta ee Socdaalka

0
Dowladda Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday baaritaan cusub oo lagu adkeynayo habraacyada ku xeeran xarumaha masaafurinta ee Hay’adda Socdaalka . Wasiirka socdaalka, Maria Malmer Stenergaard, ayaa shir jaraa'id oo...

Sweden oo Tarxiileysa Qoys Sagaal Sano ku noolaa Dalka

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa go'an ku gaartay in dalka laga tarxiilo Hooyo Naela iyo Afar Caruur ah oo ay dhashay kuwaasi oo dalka...