Tuesday, May 21, 2024

Ruushka oo bur-buriyay Diyaarad laga leeyahay Mareykanka, Xiisad ka dhalatay

0
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay Talaadadii Badda Madow ku buburisay mid ka mid ah diyaaradahooda wax basaasa ee...

Raisal Wasaaraha Sweden oo Finland ugu Baaqay Inay ku biirto NATO la’anta Sweden

0
Ra’iisul wasaaraha Sweden Ulf Kristershon ayaa soo jeediyay in Finland ay ku biirto Isbaheysiga North Atlantic Treaty Organisation (NATO) la'an Sweden. "Qiimayntayada guud ayaa ah...

Heshiiska Sacuudiga iyo Iran oo Cabsi iyo Wal-wal ku abuuray Israel

0
Sacuudi Carabiya iyo Iran ayaa soo celiyay xiriirkooda diblomaasiyadeed. Waxaa loo arkaa guul darro weyn oo soo gaartay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu. Benjamin Netanyahu ayaa...

Labo Qof oo lagu toogtay koonfurta Stockholm, Booliska oo ka warbixiyay Toogashada

0
Labo nin ayaa loo qaaday isbitaalka iyagoo qaba dhaawacyo halis ah kadib toogasho ka dhacday Salem ee koonfurta Stockholm, sida uu qoray wargeyska Aftonbladet. Booliiska...

Digniino Cusub oo laga Soo saaray Duufaano Baraf Wata, Stockholm iyo Goobo kale oo...

0
Waaxda saadaasha hawada ee Sweden (SMHI) ayaa ka digtay baraf cusub oo dabaylo wata oo ku soo wajahan qaybo badan oo dalka ah. Waxay xustay in Dalarna...

30 Qof oo Muhaajiriin ayaa ku dhintay Dooni ay Saarnaayeen oo ku dagtay Xeebaha...

0
Ku dhawaad ​​30 qof oo tahriibayaal ah ayaa la la’yahay waxaana loo malaynayaa in ay dhinteen kadib markii ay la qalibantay dooni si xad...

Waalid Dhibaato u soo gaartay Caruurtooda oo Gaangiska ku jira, Waalidka Qaar oo bilaabay...

0
Mid kamid ah Dhacdooyinka ugu Adkaa ayaa dhawaan ka dhacay Sweden kadib Markii waalid ku sugan gurigooda Qarax loogu Diday Halka Boostada laga tuuro...

Qof Toogasho lagu dilay Caasimada Stockholm, Dilkii Afaraad Mudo Shan Maalin Gudahood

0
Afar qof ayaa lagu dilay koonfurta Stockholm shan maalmood gudahood. Toogashada ugu danbeesay ayaa ka dhacday magaalada Flemingsberg gaar ahaan guri ku yaala dhismo dabaq...

Xisbiga SD oo u Ololeenaya Mamnuucista Aadaanka Salaada, Gobolada Qaar oo Aadaanka loo ogolyahay

0
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa mar kale ku baaqay in dalka Sweden laga mamnuuco cod-baahiyeyaasha. Barta rasmiga ah ee xisbiga ee Twitter-ka ayaa la soo dhigay...

Hooyo Rihana oo dib ugu soo Laabatay Dalka Sweden, Dhawaan ayaa loo Tarxiilay Dalka...

0
Hooyo Rihana Omar ayaa dib ugu soo laabatay Dalka Sweden oo Dhawaan laga tarxiilay kadib go'an kasoo baxay laanta Socdaalka. Hooyada oo Asal ahaan kasoo...