Home Wararka Caalamka Ukraine oo burburisay markab uu Ruushka leeyahay

Ukraine oo burburisay markab uu Ruushka leeyahay

0
(Russian Defense Ministry Press Service via AP) TT

Ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa sheegay inay badda madow ku quusiyeen markab dagaal oo kale oo uu Ruushku leeyahay.

Wasaaradda difaaca ayaa sheegtay in markabka Ivanovets — oo siday gantaallo – uu ku quusay xeebta Crimea ka dib markii ay si toos ah u garaacen dhowr doonyood oo ah kuwa aan wadaha lahyn .

Waxaa la siidaayay muuqaal u muuqda inuu muujinayo waqtiga weerarka , oo uu ku xigay qarax weyn.

Ma jiro wax war oo ka yimid dhanka Ruushka (Ukrayn waxa ay guulo isdaba joog ah ka gaartay dagaalka badda, iyadoo waxyeelo gaarsiisay ama burburisay maraakiibta dagaalka ee Ruushka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here