Home Wararka Caalamka Shirkada Tareenada SJ oo Hakisay Tikidhada dib Bukin-gareesto

Shirkada Tareenada SJ oo Hakisay Tikidhada dib Bukin-gareesto

0
Foto: Tomas-Oneborg/SvD/TT

Shirkada SJ ayaa joojisay tigidhada dib loo bookin-gareysan karo – in muddo ah oo soo socda.

– Waa hakin ku meel gaar ah sababo farsamo dartood, ayuu yidhi Marcus Fleetwood, xidhiidhiyaha saxaafadda ee SJ.

SJ waxay joojin doontaa iibkeeda cusub ee tigidhada dib loo ballansan karo.

– Taas si ku meel gaadh ah ayaanu u samaynaynaa, sababtoo ah waxa aanu bedelaynaa nidaamka ballan-qaadka sanadkan, taasna waa ay ku xidhan tahay ayuu yidhi Marcus Fleetwood, xidhiidhiyaha saxaafadda ee SJ.

Go’aanku wuxuu khuseeyaa safarka laga bilaabo 1 Abriil iyo wixii ka dambeeya. Dhanka kale, waxaa suurtogal ah in la goosto tigidhada aan dib loo goosan karin, iyo sidoo kale tigidhada dib loo soo celin karo, sida caadiga ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here