Sunday, December 28, 2025

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterresoo ku tilmaamay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa ku tilmaamay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu yahay "Gole ma dhalays ah", kaas oo, sida...

Maraykanka oo si degdeg ah hub uga iibinaya Israa’iil Xili Dagaalkii uu Qaraaraaday

0
Maamulka Mareykanka ayaa ansixiyay in Israa’iil laga iibiyo hub degdeg ah, kaddib markii ay is khilaafeen Congress-ka, sida uu dhigayo sharciga xakameynta dhoofinta hubka,...

Mudaaharaadyo cadaadis lagu saarayo Netanyahu oo ka dhacay Talaabiib

0
Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay fiidnimadii xalay magaalada Talaabiib, iyagii dalbanaya in la sii daayo dhammaan la haystayaasha, kuwaas oo tiradoodu tahay...

Saddex Qof oo ku Dhaawacmay Toogasho ka dhacday Södertälje

0
Saddex qof ayaa laga helay bannaanka hore ee Hovsjö ee Södertälje iyagoo qaba Dhaawacyo Rasaas av sida uu booliisku ku qoray bogga maamulka. Saddexdaba...

qoysas Soomaali ah oo Dacweynaaya iskuul Maraykanka ku yaalla oo ilmahooda dhigtaan kadib Markii….

0
Waalidiinta lix qoys oo Soomaali ah ayaa u wakiishay shirkad sharci oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, dacwad ka dhan ah iskuulada St. Louis Park,...

Mobilada oo laga Mamnuucayo Iskuulada Hoose iyo Dhexe ee Sweden

0
Waxaa la filayaa in dugsiyada hoose/dhexe ee dalkan Iswiidhan ay gebi ahaanba Mamnuucaan aaladaha mobilada ee ardayda sida ku cad soo jeedinta xisbiyada dowladda...

Dowlada Ingiriiska oo Rwanda siiyay $125 milyan oo doolar oo hor leh Iyo...

0
Dawladda Ingiriiska ayaa siisay dalka Rwanda in k abdan $100 milyan oo doolar si ay halaas u gayso dadka mgangalyo doona ah ee dalkeeda...

Mareykanka oo diiday xabbad-joojin ka hirgasha Gaza

0
Mareykanka ayaa diidmada qayaxan saaray qaraar xalay la hor-geeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo dalbanayay in Gaza laga hirgeliyo xabbad-joojin bani’aadannimo oo...

Putin markake ma u tartami Doonaa doorashada madaxtinimada soo socota ee Ruushka ka...

0
Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay in uu mar kale isu soo taagi doono in uu noqdo Madaxweynaha Ruushka marka uu xilkiisa dhamaado sanadka soo...

Helitaanka Dhalashada Germalka oo lagu xiray Taageerida Israel

0
Gobolka Saxony-Anhalt ayaa sheegay in dadka aan aqoonsanayn xaqa ay Israa'iil u leedahay jiritaankeeda aysan noqon karin muwaadiniin dhalasho ahaan qaatay. Wasiirka arrimaha gudaha ee...