Monday, December 29, 2025

weerarro ay Xamaas ka gaysan lahayd Yurub oo la Fashiliyay

0
Xamaas ayaa dagaal ba’an kula jirta Israa’iil muddo labo bilood ah kaasoo dhaliyey khasaare dhimasho oo xoog leh iyo walaac amaan oo dagaalka ah. Booliska...

Xuutiyiinta yemen oo “raxan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah” ku weeraray magaalada Israa’iil ee...

0
Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta Yemen ee ay Iran taageerto ayaa sheegay in kooxdu ay ku weerartay magaalada loo dalxiis tago ee Eilat ee ku...

Laba qoys oo u dhashay dalka Maraykanka kana soo jeeda Falastiin oo Dacwad kusoo...

0
Laba qoys oo u dhashay dalka Maraykanka kana soo jeeda Falastiin ayaa waxay dacweeyeen xukuumadda Maraykanka ee uu hoggaamiye madaxweyne Biden, iyaga oo sheegay...

Israail oo laysay Maxaabiis Israailiyiin ah oo Xamaas Afduub u Haysteen

0
Ciidamada milatariga Israa’iil ayaa duullaan xooggan ku qaaday magaalada Gaza, waxa ayna ujeedka duullaankooda ku sheegeen sidii ay usoo furan lahaayeen laheestayaal Israa’iil u...

Xildhibaan bamboyin la Dhacay Xildhinaano kale oo Shir kula Jiray

0
Warbaahinta dalka Ukraine iyo kuwa caalamka ayaa si weyn u hadal haya weerar bambaano oo khasaaro geestay oo Jimcihii shalay ka dhacay Ukraine,waxaana weerarka ...

Canshuur kordhintii ugu badneyn mudo sagaal sano ah

0
Inta badan degmooyinka iyo gobolada Iswiidhan waxay ku dhawaaqeen kordhinta canshuurta taasoo saameyn doonta dadka degan bilowga sanadka cusub. Tirakoobyada Sweden ayaa muujiyay in...

Khilaaf ka jira Kordhinta Qiimaha Guryaha Sweden

0
Khilaaf xoogan ayaa ka dhexjira shirkada leh guryaha la kireeyo ee Sweden iyo Ururka Kireestayaasha iyadoo khilaafka uu ku aadanyahay qiimaha lagu kordhinayo guryaha...

Dal Yurub ka tirsan oo hor istaagay lacag mucaawino ah oo la gaarsiin lahaa...

0
Dalka Hungary ayaa xannibtay €50bn ($55bn; £43bn) oo EU ka caawin jirtay Ukraine - saacado uun ka dib markii la isku afgartay in la...

Askarta Israa’iil ayaa Isbitaalka Jenin ku dhex dilay ilmo yar oo Reer Falastiin ah

0
Hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in ciidamada Israa’iil ay qof aan hubeysneyn ku dileen Isbitaal ku yaalla magaalada...

Qarax Xalay ka dhacay Magalaada Uppsala ee Dalka Sweden

0
Wax yar ka hor saqdii dhexe ee xalay, ayaa qarax ka dhacay waqooyiga Uppsala ee Caasimada Stockholm. -Qaraxa waxa uu ka dhacay bannaanka albaabka guri...