Israa’iil oo Shaacisay Tirada askarta laga dilay tan iyo markii uu dagaalku billowday
In ka badan 500 oo askari oo Israa’iiliyiin ah ayaa la dilay tan iyo markii dagaalka ka dhanka ah Xamaas uu billowday 7-dii October,...
Maxay tahay digniinta adag ee milateriga Israa’iil u diray Xisbullah?
Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay ku dhaqaaqi doonan sidii ay Xisbullah uga saari lahaayeen xadka ay la wadaagaan Lubnaan, haddii ay sii socdaan weerarradooda,...
Arday Muslimiin ah oo kunool dalka Ingiriiska oo lacag u ururinaya Shacabka Falastiin
Arday Muslimiin ah oo da’yar kuna nool magaalada Blackburn ee UK ayaa qeyb ka ah tartan kubadda cagta ah oo loo qabanayo ardayda iskuullada....
Israail oo Shaacisay inta uu socon Doona Dagaalka Gaza
Taliyaha ciidamada Israel ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan Xamaas uu sii socon doono bilooyin kale oo badan
Madaxa Ciidamada Difaaca Israel (IDF) Herzi...
Qiimaha Kaarka SL ee Stockholm oo la kordhiyay
Shirkada Gadiidka u qaabilsan Caasimada Stockholm ee SL ayaa ku dhawaaqday inay kordhisay Qiimaha Lacagta lagu iibsado kaarka lagu raaco Gadiidka.
Qiimaha kaarka Bilaha ee...
Dowlad raadineysa boqol qof oo u dagaallamayay calooshood u shaqeystayaasha Wagner oo la’yahay...
Qiyaastii boqol qof oo u dhashay dalka Nepal ayaa la la’yahay ama ku dhaawacmay dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine.
Dowladda Nepal ayaa sheegtay in...
Maxkamad ku taalla dalka Belgium ayaa 15 sano oo xarig ah ku xukuntay Idriss...
Maxkamad ku taalla dalka Belgium ayaa 15 sano oo xarig ah ku xukuntay nin ka tirsan mucaaradka Jabuuti oo dibad joog ah kaddib markii...
Aabe loo xiray Dilka Xaasikiisa iyo Afar Caruur ah
Dalka Faransiiska, afar carruur ah oo yaryar iyo hooyadood ayaa meydkooda laga helay gurigooda. Aabaha ayaa loo xiray tuhun ah in uu dilay qoyskiisa.
Dhacdadan ayaa...
Victoriahem oo lacag ka dhigeysa Biyaha Guryaha ay kireyso
Sida ay ku dhawaaqday shirkada Victoriahem oo kamid ah Shirkadaha kireeya guryaha waxay sheegtay in ay lacag ka dhigeyso biyaha ay isticmalaan Dadka dagan...
Faahfaahin Markab Dagaal oo Ruushka lahaa oo la weeraray lana bur buriyay iyo Khasaaro...
Markab dagaal oo dowladda Ruushka leedahay ayaa lagu weeraray laguna bur buriyay badda madow, waxaana markan weeraray diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn oo dowladda...















