Saturday, January 18, 2025

Sharci Cusub oo Taayirada Jiilaalka oo ka bilaabanaya Sweden

0
Dowlada Sweden ayaa shaacisay Sharci Cusub oo dhigaya in Taayirada Xiliga Jiilaalka ama Qaboohaha ay yeeshaan Calaamada loo yaqaano 3PMSF oo ka kooban Buur...

Wariye ka tirsaneyd Idaacada Sweden oo Muqdisho lagu dilay

0
Amun Abdullahi oo u shaqaynaysay idaacada Sveriges Radio ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya sida ay sheegtay Ekot. Lama oga sababta ka danbeysa dilkan. Warar ay...

Dowlada Italy oo Qaxootiga ugu horeeyay geysay Dalka Albania

0
16 Tahriibayaal ah ayaa gaaray dalka Albania, kuwaasi oo ka yimid dhanka Talyaaniga Sida ay Sheegtay Dowlada Italy oo heshiis dhanka Qaxootiga la gashay...

Qaxootiga Ku Cusub Sweden oo Hal Gobol Joogaya Sida Dowlada soo bandhigtay

0
Xisbiyada ku heshiiyay Heshiiska Tidö ayaa doonaya in dhamaan dadka magangalyo doonka ah ay ku noolaadaan xarunta hey’adda socdaalka, waxaana hadda baarayaasha dowladda ay...

Sweden oo ku biirtay Wadamada Qaxootiga u diraya Dalalka Kale

0
Iswiidhan iyo dhowr waddan oo kale oo EU ah ayaa doonaya magangalyo-doonka diidmada helay in lagu hayo meel ka baxsan Midowga Yurub. Sida ay...

Iran oo Digniin u jeedisay Dalalka Mareykanka iyo Israil

0
Wasiirka difaaca Iran, Mohammadreza Ashtiani  ayaa goor dhow sheegay weerar kasta oo ka yimaada Israa’iil inay si adag uga jawaabi doonaan Wuxuu tilmaamay inaysan wali...

Safaarada Israel ee Denmark oo Weerar lagu Qaaday

0
Safaarado Israel ku leedahay Yurub oo la weeraray Booliska Denmark ayaa ka warbixiyay 2 qarax oo ka dhacay meel u dhow safaaradda Israel. Saraakiisha Booliska...

Hay’adda Gaadiidka Sweden oo Joojineysa Bedelka Liisanka Darawalnimada ee laga soo qaato Wadamada Yurub

0
Hay'adda gaadiidka Sweden ayaa rabta inay joojiso liisanka darawalnimada ee laga soo qaato Wadamada kale. Tani waxaa soo tebiyay dhowr warbaahin. Dhowr waddan oo Yurub...

Norway oo Sharuud ku Xirtay Lacagta lagu helo Dhalmada oo gaareysa 92,000 kun kr

0
Dowlada Norway ayaa sharuud ku xirtay lacagta la helo xiliga dhalmada ee la siiyo hooyada markaasi dhasha lacagtaasi oo gaareysa 92,000 kun oo karoon. Hay'ada...

Garmalka oo aqoonsanaya shahaadooyin shisheeye ee Dadka Ajaanibta heestaan

0
Shaqaalaha ajaanibka ah ee jooga Jarmalka waxay haystaan ​​fursad wanaagsan oo ah in la aqoonsado shahaadooyinkooda xirfadeed ee dibadda ka yimid. Tirooyinka ugu dambeeyay ee...